Sign in to follow this  
A_Khadar

Caaqil Camey Oo Ku Eedeyay Maleshiyada Somaliland Inay Dhac iyo Boob Kula Kaceen Shacabka

Recommended Posts

A_Khadar   

Laascaanood,(Lasanod Online)- Shir jaraa,id oo ay qabteen cuqaasha iyo odayaasha degmada Buuhoodle, ayaa waxay kaga hadleen khasaarihii..

 

 

ka dhashay dagaalkii ka dhacay degaanka Sool joogto ee gobolka Cayn.

 

Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey iyo Oday Ibaraahin Dooli ayaa waxay ka hadleen dagaaladaas..

 

Caaqil Camey ayaa maleeshiayda Maamulka Somaliland Ku Eedeyay inay dhac iyo boob kula kaceen dadka deganaa degaano dhawr ah oo ka tirsan goobaha lagu dagaalamay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooooooooott......we taking back what you took in the 80's i think its called karma....you dont want the 1991 peace accords....we gonna take back whats ours ...:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

but you have nothing to loot anyways saxib....you aint traders just a bunch of camel herders with hangools we got to many camels already as it is....:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

And what happened to the all Bacaaac ,,, waxbaanu qabsanay, sool-joogta waa laga safeeyay ,,, Qorilugud baa laga qaxay ??/ ,,,,,

 

Ilayn af aanad lahayn ma qabatid ... ceeb waynaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this