Sign in to follow this  
Dr_Osman

Somaliland Militia Commander Sacked After Heavy Defeats By Locals In Cayn

Recommended Posts

Dr_Osman   

Siilaanyo oo guul-daradii Buuhoodle ka dib eryay Taliyihii ciidankiisa

 

Wareegto caawa ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamul goboleedka Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaawaxa xilka looga qaaday taliyihii ciidanka maamulka Somaliland Maxamed C/laahi Xasan Jidhif.

 

Isla wareegtadan ayaa Siilaanyo waxa uu xilka taliyaha ciidanka Somaliland ugu magacaabay taliye cusuboo lagu magacaabo Ismaaciil Shaqalle, wareegtadan ayaa sidoo kale waxaa xilkii looga qaaday abaanduulihii ciidamada Somaliland Ibraahim Caydiid oo lagu bedelay C/laahi Jaamac Calas.

 

Xil ka qaadista taliyaha iyo abaanduulaha Ciidamada Somaliland ayaa timi ka dib markii dagaalo culus ay dhexmareen ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka Buuhoodle, dagaaladaasi oo guul daro fool xun loogu gaystay ciidamada maamulka Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Instead of firing his commanders,he should just withdraw his militia from lands that dont belong to them to avoid further embarrasment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this