Sign in to follow this  
Abwaan

Xawaalad saf dheer ka jirey oo lacag lagu dirayo iyo sidii dadka qaar u dhaqmayeen

Recommended Posts

Abwaan   

Showqi;784663 wrote:
Looooooool that is exactly what I would do. in this kind of situations humor will solve the problem. Marka labo qof aad foorjeysid oo dadka oo dhan ku qoslaan. Kan saddexaad dadka oo dhan ayaa ku odhanaya: " Haye haye kanna intuu ku socdaa, War ASTAWWU ASTAWWU safka toosi walaale gacaliye"

Believe me some guy tried and even said "Dadkaan anigaa idinka aqaan....War hebel, immisa qof oo kale ayaa soo socota oo na boobi doonta aan ku talo-galnee, isagoo dadka u tusayey inaysan halkan ku istaageyn?":) and that did not work! And I think there is nothing reer Fulaan about saf boodidda...even dadka degaannada kale ka yimid, Waqooyi, Koofur, Bari and Galbeed do that!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;784654 wrote:
Uma jawaabin miyaa habartaas? Taas camal axsaan iyo xishmad midba ma istaahisho.

Maya saxiib laakiin saaxiibkay wuxuu ku taliyay inaanan habar danbe oo carab ah kursi uga kicin ana waxaan ku taliyay inaysan islaantu wax danbi ah lahayn waayo ma'aysan joogin meeshii adoonta lagu xoreeyay mana aysan maqal waxayna u akayd inay baadiye fog ka timid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this