Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO:Hambayo Buhoodle, Damaashaad KaSocda GoboladaSSC, Ciidamadii Buhoodle ooGuula Waawayn Gaadhay

Recommended Posts

Somalina   

Liibaan su'aal, cutubyadan soo goostey, yaa lacag siinaya iminka? haddii ay awalba calooshood u shaqeynaayeen, maxaa loo aaminey iminka?

Kolba meesha cagaaran sooma aadi doonaan? sharciga maxaa loo marin waayey oo loo ciqaabi waayey, ileen waa rag dilayey dadkooda?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dervish   

Somalina;782006 wrote:

The diaspora has been collecting money all month. Just the other day reer Dubai iyo Abu dhabi raised $120,000 cash

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Dervish, thats what we need to focus on how we will help our ppl financially....thats it! waxba ma taraso in lala murmo dad caqligi bari hore ka tagay.

salaam

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalina;782006 wrote:
Liibaan su'aal, cutubyadan soo goostey, yaa lacag siinaya iminka?

Walaal Somalina, cutubyada soo goostey waxaa lacag siinaya shacabka SSC/Khaatumo, lacag ayaa laga uruurinayaa dadka jooga gudaha Somalia side Laascaanood, iyo Buuhoodle, iyo dadka miyiga jooga ayaa bixinaya xoolahoodii. Shacabka SSC lacagyooda iyo dhigooda ayee ku difaacayaan dhulkooda. Dadka ku nool dabada ama qurbaha ayana lacag fara badan oo millions ah ayee uruurinayaan.

Somalina;782006 wrote:
haddii ay awalba calooshood u shaqeynaayeen, maxaa loo aaminey iminka?

Kolba meesha cagaaran sooma aadi doonaan? sharciga maxaa loo marin waayey oo loo ciqaabi waayey, ileen waa rag dilayey dadkooda?

I agree with you, waa runtaa. we will welcome them as low ranking soldiers, there will be no leadership position for a former traitor, we will pay them if they want to kill their former masters. Khaatumo State will lure SL Militia men to defect, it is good military strategy to welcome and offer money and other incentives to the soldiers of the enemy. If we can get more soldiers from the other side , it will help us.

Maanta dhibaatu ayaa somalia ka jirta, ciyaalkii ayaa askar laga dhiganayaa, oo lagu oranayaa lacagna lagu dadkiinii soo dila, somaliland iyo shabaab ka waxba kuma kala duwana.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Aaliyyah;782391 wrote:
Dervish, thats what we need to focus on how we will help our ppl financially....thats it! waxba ma taraso in lala murmo dad caqligi bari hore ka tagay.

salaam

Walaal ma anigaad iga hadleysaa?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

'Liibaan';782427 wrote:
Walaal Somalina, cutubyada soo goostey waxaa lacag siinaya shacabka SSC/Khaatumo, lacag ayaa laga uruurinayaa dadka jooga gudaha Somalia side Laascaanood, iyo Buuhoodle, iyo dadka miyiga jooga ayaa bixinaya xoolahoodii. Shacabka SSC lacagyooda iyo dhigooda ayee ku difaacayaan dhulkooda. Dadka ku nool dabada ama qurbaha ayana lacag fara badan oo millions ah ayee uruurinayaan.

I agree with you, waa runtaa. we will welcome them as low ranking soldiers, there will be no leadership position for a former traitor, we will pay them if they want to kill their former masters. Khaatumo State will lure SL Militia men to defect, it is good military strategy to welcome and offer money and other incentives to the soldiers of the enemy. If we can get more soldiers from the other side , it will help us.

Maanta dhibaatu ayaa somalia ka jirta, ciyaalkii ayaa askar laga dhiganayaa, oo lagu oranayaa lacagna lagu dadkiinii soo dila, somaliland iyo shabaab ka waxba kuma kala duwana.

AS waa inamo da'yar laakiinse nimankan 40kii ayey ku jiraan, rag brainwash lagu sameyn karo da'daas ilama eka, ayaga go'aan gaarey iney la dagaalamaan walaalahood.

Waad mahadsantahay, Ilaahey kheyr haka dhigo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Somalina, of course not. I was talking abt those who support the aggression and the killings that are taking place in the SSC regions.

Salaam

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madaxda Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Booqday Ciidamadda Mujaahidiinta Khaatumo/SSC ee Jiida Hore ee Sooljoogto+Sawiro

Madaxdda Maamulka Khaatumo State ayaa saaka kormeeray Jiida hore ee Sooljoogto si ay ugu guur galaan xaaladda Ciidamadda Jiida hore Madaxdda booqatay Jiida hore waxaa horkacayey Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan ( Axmed Karaash), Madaxweyne Maxamed Yuusuf Indha Sheel iyo Xayn wasiiro ah

Madaxdan ayaa booqashooda ku tagayey Dhufaysyadda ugu horeeya ee Ciidamadda waxana ay kulamo la qaadateen Saraakiisha xero kasta oo ay booqdaan waxana xero kastaba ay taliyahooda ka dhagaysanayeen warbixinta xeradda iyo qaabka ciidamado u joogaan

Ciidamadda Jiida hore ee Sooljoogto ayaa u diyaarsanaa dagaal muddo badan socda oo ay ku xoreeyaan dhulkooda Khaatumo State ee ay ku soo duuleen Malayshiyaadka Dhul boobka ah ee SNM, waxana ka muuqatay Ciidamadda Geesinimo iyo diyaar garow xoogleh waxana ay isku dhiiri galinayeen Heesaha wadanimadda leh ee Saado Cali Warsame

Abdiqani Makhtal

DSC04874.jpg

DSC04879.jpg

DSC04914.jpg

DSC04892.jpg

DSC04924.jpg

DSC04923.jpg

DSC04919.jpg

DSC049111.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this