Sign in to follow this  
NASSIR

Kalfadhigii 2aad ee Golaha Degaanka ee Degmada Badhan oo Si Rasmi ah u Furmay. (Sawiro)

Recommended Posts

NASSIR   

Posted by Abu Mucaad on January 22, 2012 in Warar | 0 Comment

Badhan : Waxa saaka subaxnimadii si rasmi ah loo furay kalfadhigii 2aad ee golaha degaanka ee degmada Badhan , waxana ka soo qayb galay xubno ka socdey xukuumadda PL oo uu ka mid yahay wasiir ku xigeenka wasaaradda Dekedaha Md. Abshir Siciid Saalax , Laamaha dawladda ee heer gobol oo uu u mudan yahay Guddoomiyaha gobolka Md. Maxamuud Siciid Nuur , xubnaha golaha degaanka , isimo , cuqaal , ganacsato , jaaliyadaha dibadda , culimaa’udiin ,aqoonyahan, dhallinyaro , haween iyo guddiyada xaafadaha .

 

wasiirka-755x1024.jpg

shir-4-1024x768.jpg

shir-2-1024x768.jpg

Dabayl.jpg

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Mudane Maxamud Nuur Saciid [Dabayl] oo Kalfadhiga kasoo qayb galey.

dibadda-1024x768.jpg

Madasha Kalfidhiga ee muqaalkeeda dibada

 

maayarka.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf, Somaliland wexe ugu hanjabaan afka Puntland marna Somaliland baa isla nahay, reer Puntlandna wexe ugu hanjabaan Somaliland marka danta ugu jirtana Puntland ayaa la isla yahay. Maakhirians waa natural diplomats, you wont win from them. Siad Barre already ayaa khaatiyaan ka tagnaa, adigu waxba kama qaadisid. :D

 

Laakinse anigu aad ayaan u tageraa, dantooda wee yaqaanan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Hase ahaatee hadii taasu suurta galiweydo, markaa dabadeed arintu waxa ay noqoneysaa dagaal iyo kaa dhimey oo kugu dhimey.

Says from not-that-distant dwellers of caves.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Carafaat, Pay attention to the first speaker in his remarks and how the current legislative council of Badhan city has contributed more than any other council since the collapse of the last regime.

 

During the session, Abw. Cali Xuseen has crafted this poem for the council, which captures on the positive sentiment people have of the Badhan Territorial Council.

 

Shaqsigii waxgarad ahi, runtii waa gam’ayaa

Gaari carawiya, cid ka goobi maayaan

Kuwa geenyo lacageed, gaadaaya maahan

Masaakiinta gudahana , gargaar loogu talagaley

Kuwa guri ku haystoo, u raadsada qabiilo, gadanaaya maahan

Kuwa aan Iskuul gelin, garaneyn alifoo, gabgableeya maahan

Kuwa Eebe gooyo, aan salaada gudanoo, gardar'oda maahan

Kuwa galay wax hore, dhib u geystey Qarankoo, gof loo haysto maahan

Idinkuna Goliyoo, geedigaan kaxeyseen ilaa guriga loo rarey

Uu kagaari dooniyo, habka loo gol leeyahey

Inu oodka guda iyo, galabtii caraawada, buuraha habeenkii

Midna yaanu gamino, haloo giijo heesaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Nassir, Abdwan Cali Xuseen waa runtii. cid loo heysto qaran dumay ma jirto. Anigu kolay Makhrians iyo cidkasta oo dantooda taqana waan tageersanahay. wax kasta siyasad iyo siiba diplomasiyad ayaan ku dhameeninaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this