Sign in to follow this  
Mizz Ish

4 iska ogow !!!!!

Recommended Posts

Mizz Ish   

BiSSmiLLAH

 

Asalaamu calaykum wr wbr

 

4 iska ogow

 

Waxa uu yiri Ibnu Qayim raxmatulaahi calayhi

 

1): 4 shay jismikay xanuun ku keenta :

1) hadalka badan,2) hurdo badan 3) cunto badan 4) jamaaca badan

 

2): 4 shay korkay disha/ baabisa:

1) hamiga badan 2) murugo badan 3 ) gaajo badan 4) soo jeed badan

 

3): 4 shay wajigay qalajisa oo farxadana ka qaada:

1) beenta 2) xishood la'aanta 3) su'aasha badan oo cilmi la'aanta ah 4) fujuurka badan / samaynta xumaanta

 

 

4): 4 shay oo wajiga biyaha iyo farxadaba u badisa:

1) taqwaa 2) wafaa/ daacadnimo 3) karam/ deeqsinimada 4) dadnimada qofka sharaftiisa ilasha

 

5): 4 shay siyaadisa risqiga:

1) qiyaamu laylka 2) istiqfaarka badan subax iyo habeenba 3) daa'imida sadaqada 4) xasuusnaanta ilaahay maalinta horaanteda iyo gadaasheedaba

 

6): 4 shay celisa irsaaqada:

1) hurdada subaxii 2) salaad yarida 3) caajiska badan 4 ) khiyaanada

 

Wa BiLLaHi ToW FiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiQ

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this