Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: Warlord Siilanyu attacks Buuhoodle is DEFEATED by locals[VIDEO]

Recommended Posts

Wararkii ugu danbeeyey ee Buuhoodle

 

Updated:- 9 hours ago| 22 Commnets

 

Faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa dagaalkii saaka ka dhacay degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

 

Ugu yaraan 5-qof oo rayid ah ayaa lagu soo waramayaa inay dagaalkaas ku geeriyoodeen in ka badan 17-qof oo kalena ay dhaawacmeen.

 

Lama oga khasaaraha dhabta ah ee soo gaarey dhinaca ciidamada Somaliland maadaama sida la sheegay ay qaateen meydadka askartii ka geeriyootey iyo kuwii laga dhaawacay intaba.

 

Guryaha qaar ayaa wararka Horseed Media ay Buuhoodle ka heleysaa sheegayaan in hubkii la isku ridayey ay waxyeelo kasoo gaartey.

 

Xaalada guud ee degmada Buuhoodle iyo deegaanada kale ee hoos taga ayaa xiligan ah mid kacsan, saan saan dagaal ayaana laga dareemayaa.

 

Isu socodka dadka iyo gaadiidka ayaa gebi ahaanba hakad galay, waxaana maanta albaabada la isugu dhuftay dhamaan goobihii ganacsi ee degmada Buuhoodle.

 

Dad badan oo rayid ah ayaa magaalada ka barakacay, qaar kamid ah dadkaasina waxay u talaabeen dhinaca xadka dalka Itoobiya.

 

Ciidamda Somaliland iyo kuwa deegaanka oo saaka uu dagaal xoogani dhex maray waxay xiligan isku hor fadhiyaan goob ku taala duleedka Buuhoodle oo qiyaastii 10km bariga kaga beegan, waxaana laga cabsi qabaa in dib mar kale uu dagaal uga dhex qarxo.

 

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Defeated for the third time in less than a year and that in a row! Just like the SNM he sneaked in only to get flogged by the Buuhoodle locals and residents.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Soomaliland oo laga saaray magaalada Buuhoodle oo ay gelinkii hore ee maanta soo galeen.

Sun, 15 Jan 2012 15:49:54 -0500 pm -05:00 -18000

Buuhoodle, Jan 15 - Ciidamada maamulka Somaliland oo saaka galay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa lagu soo waramayaa in laga saaray magaalada Buuhoodle.

 

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Cayn Maxamuud Sheekh Cumar Xasan oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa Radio Daljir u xaqiijiyay kadib dagaal muddo kooban ka dhacay gudaha magaalada in ay u suurto gashay in ciidamada deegaanku mar kale dib u qabsadaan magaalada.

 

Dagaalka ayaa xiligaan waxaa uu kasoconyaa deegaanka Quraca Buuhoodle oo qiyaastii 1Km u jirta magaalada Buuhoodle.

 

Dagaalka ayaa wali laga dareemayaa magaalada,waxaana uu sheegay gudoomiye kuxigeenkii hore ee gobolka Cayn in ciidamada Somaliland laga gubay gaadiid dagaal,khasaaro dhimasho iyo dhaawacna la gaarsiiyay ciidamada Somaliland oo uu ku tilmaamay inay ahaayeen kuwo soo duulay.

 

Maamulka Somaliland ayaan wali ka hadlin dagaalka saaka kadhacay magaalada Buuhoodle,inkastoo dagaalku uu kusoo beegmay maalin kahor markii madaxwaynaha Somaliland uu ku hanjbay inuusan ogolaan doonin maamulka cusub ee loo samayn doono gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.

 

Diiwaanka Wararka

Daljir Boosaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The SNM militia like their reps in SOL are full of hot air. Now that the truth comes out they will hide for a few days.. Siilanyu is a clown who attacks poor civilians. Look many of the local leaders and elders are not even in the town at the moment. Yet the SNM got chased out.

 

Well done to the people of SSC and shame on Hargaysa for letting such a thing happen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Indeed well done to the people of SSC. A bad day for Siilaanyo who also arrested 20 journalists in Hargaysa today who were protesting about the imprisonment of one of their colleagues. Horn Cable TV was also shut down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland oo labaataneeyo wariye ku xirtay Hargaysa.

 

Sun, 15 Jan 2012

 

Hargaysa,Jan 15 -Ciidamada maamulka Somaliland ayaa maanta xabsiga dhigay inka badan toban wariye oo ka howlgala warbaahinta qaybaheeda kale duwan.

 

Xariga wariyeyaasha loo gaystay maanta ayaa ka dambeeyay,kadib markii ay banaanbaxyo ka dhigeen xarig maalintii shalay loogu gaystay magaalada Hargaysa qaar ka mid ah howlwadeenada telfashinka.

 

Nimco Cumar Sabriye oo ka mid ah shaqaalaha telfishinka Horncable Tv ee xabsiga la dhigay ayaa u sheegtay Radio Daljir wariyeyaasha xiran inay ku jiraan agaasimaha telfishinka Horn Cable Maxamed Cabdi Sheekh Ilik iyo gudoomiyha ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA.

 

Madaxwayanha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maalintii shalay ku'eedeeyey telfishinka ku hadla afka Soomaaliga ee Horn cable oo fadhigiisu yahay magaalada Hargaysa inuu warar aan jirin ka baahiyay xukuumadiisa.

 

Maamulka Somaliland oo ku dooda inuu ilaaliyo nidaamka dimuqraadiyadda ayaa sanadihii ugu dambeeyay xarig sanado qaatay iyo kuwo maalmo ah u gaystay wariyeyaal kale duwan oo ka howlgala deegaanada uu ka arimiyo.

 

Diiwaanka Wararka

Daljir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this