Sign in to follow this  
Dr_Osman

Bosaso Road Project Continues. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Boosaaso: 2 kamid ah jidadka waaweyn oo dayactir lagu wado [sawiro]

 

Updated:- 3 days ago| 12 Commnets

 

Waxaa magaalada Boosaaso todobaadkii 3-aad ka soconaya dayactir balaaran oo lagu wado qaar kamid ah wadooyinka waaweyn.

 

Mashaariicda wadooyinkan lagu dayactirayo oo ay dhowaan si wada jir ah u fureen maamulka gobolka iyo kan degmada Boosaaso ayaa qayb ka ah barnaamijka horumarinta ee JPLG oo ka shaqeeyo 7-degmo oo Puntland ka tirsan.

 

Jidadka laga shaqeynayo oo ay tiradoodu 4 tahay ayaa waxaa hada gacanta lagu hayaa 2 kamid ah oo kala ah wadada isku xirta Airport-ka iyo xarunta dowlada hoose ee degmada, iyo wadada ka tagta suuqa caanaha ee aada dhinaca aqalka madaxtooyada.

 

Gaadiid waaweyn oo cagafyo iyo Rulers isugu jira iyo weliba shaqaale badan oo dayactirka wadooyinkaas ku howlan ayaa qaybo badan oo magaalada kamid ah lagu arki karaa, waxaana xusid mudan in howshani ay tahay mid Bulshada Boosaaso ku dhaqani ay si aad ah u soo dhoweysey.

 

Dhinaca kale waxaa si habsami leh u socda qorshe ay wadaan guddiga horumarinta degmada Boosaaso oo kaashanaya waxgaradka, iyo ganacsatada kuna aadan sidii wadooyinkan oo jid-cadeyaal siman laga dhigayo Laami loo saari lahaa, bulshaduna ay arintaas uga qayb qaadan lahaayeen, dhaqaalena looga uruurin lahaa.

 

13-kii bishii Dec ee sanadkii lasoo dhaafay ee 2011 ayey ahayd markii ay magaalada Boosaaso ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu dhagax dhigayey 4-mashruuc oo lagu dayactirado 4-kamid ah wadooyinka waaweyn ee magaalada Boosaaso dhex mara, waxaana la filayaa in marka dayactirka jidadkan lasoo gaba gabeeyo isbedel weyn laga dareemo isu socodka dadka iyo gaadiidka ee gudaha magaalada Boosaaso oo iyadu xudun u ah dhaqaalaha iyo ganacsiga guud ahaan deegaanada Puntland.

 

Horseed Media

 

Boosaaso

 

Dayactir-Wadooyin-004.jpg

Dayactir-Wadooyin-005.jpg

Dayactir-Wadooyin-006.jpg

Dayactir-Wadooyin-007.jpg

Dayactir-Wadooyin-008.jpg

Dayactir-Wadooyin-010.jpg

Dayactir-Wadooyin-011.jpg

Dayactir-Wadooyin-012.jpg

Dayactir-Wadooyin-014.jpg

Dayactir-Wadooyin-015.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

This seems like it might go all the way. The 4 roads to be paved is listed below

 

4-ta jid ee la dayactirayo oo sida ay maamulka degmadu sheegeen laga dhigayo wadooyin loo diyaariyey hab casri ah balse aan laami ahayn ayaa kala ah wadada (Maqaska) ee isku xirta Airport-ka iyo xarunta dowlada hoose, wadada (Luubaan) ee isku xirta Dekedda iyo Ex Baar-doog, iyo wadada ka tagta laamiga ee aada dhinaca Madaxtooyada.

Surveyors and equipments are on the ground and active

Gadiidka waaweyn ee Cagafyada iyo Rulers-ka isugu jira iyo weliba boqlaal shaqaale ah ayaa jidadkaas lagu arki karaa waxaana durbadiiba la hagaajiyey qaybo badan oo kamid ah wadada dheer ii ee Airport-ka aada iyo wadada kale ee dhinaca Madaxtooyada u baxda.

This road project I am looking forward to

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The base is being layed down for these roads. Gaaca,, Netco, Luuban, Tarma.

JPLG-2.jpg

cagfyo-4.jpg

M-JPLG-4.jpg

cagfyo-4.jpg

 

Please note This is the govenor house to the airport road the base was already done. 3km

DSC01403.jpg

 

All together these projects is paving 9-10 km of roads in the city. I know from other previous road jobs a stretch of 1.5km is $30k im not sure if that includes laying down the base or if its after the base and materials have been completed.

 

Puntland has simultaneously 5 road projects happening in Bosaso of which 5 are going to be paved. going to paved all of which are different. Some are 3k the presidential palace to airport road. The Luban road is 1.2km. The Gaaca Road is 1.3 km. The netco road is 2.5km. and the tarma road is 1km. In Total thats 9km.

 

From assessing other road paving projects in other regions I have come to see to pave 1.5km is 30k. Like I said im not sure if that is from scratch or after road preparation is done. But lets just say its after road preparations are done. This road project in Bosaso if successfully implemented will cost around 180k-200k to have 9-10 km of the city paved.

 

Not cheap at all huh!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this