Sign in to follow this  
Somalia

President Sheikh Shariif meets Mahmoud Abbas (Pictures)

Recommended Posts

Somalia   

Cabbaas-Shariif-Horseed-Media.jpg

 

Madaxweyne Shariif oo isagu dalka Qatar usoo dhoofay Jimcihii lasoo dhaafay kadib markii uu martiqaad rasmi ah ka helay madaxda dalka Qatar ayaa sidoo kale kulamo kala duwan la qaatay Mas’uuliyiinta dalkaas iyo Madax kale oo kuwa dalalka Carabta ka tirsan.

 

Booqashada uu madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ku joogo dalka Qatar ayaa kusoo beegmeysa xilli dhowaan Ra’iisul Wasaare Cabdiweli iyo wefdi uu hogaaminayo ay soo gaba gabeeyeen safar shaqo oo ay dalkaas ku tageen.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;764426 wrote:
A Government without land and land with out Government-how ironic.

WRONG!

Somalia Gov. control 3/5 of it's land (except Somaliland).. Palestine Gov. don't control all their land because of Israel occupation.

 

or you mean vise versa.. which is not TRUE.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this