Sign in to follow this  
Knight of Wisdom

Raas Casayr State of Somalia Urges Immediate Cease Fire In Bari Feuds

Recommended Posts

Baaq nabadeed oo ka soo baxay mamulka goboleedka raas casayr

 

“Anigoo ku hadlaya magaca madaxwaynaha, golaha wasiirada, golaha barlamaanka,ururada bulshada iyo dhammaan dadwaynaha reer raasicasayr waxaan u aad iyo aad uga xunnahay dhibaatada iyo colaada ka dhex aloosan labada beelood ee aan walaalaha iyo deriska nahay eek u dagaalamaya nawaaxiga degmada Rako. Sidaa darteed waxaan u soo jeedinanyanaa kana codsanaynaa inay dagaalka gacan ka hadalka ah si deg deg ah u joojiyaan kuna bedelaan wadahal, isfahan iyo nabadaynta iyo dejinta degaanka. Nabad ayaa naas la nuugo leh, dagaal wiil baa ku dhintee ee wiil kuma dhasho. Waxuu kaloo ugu baaqaya isimada, culumada iyo waxgaradka gobolka Bari inay arintaas u istaagaan qayb xoog lehna ka qaataan sidii colaada loo demin lahaa”

 

Maamulka Raasicasyr waxuu diyaar u yahay inuu dhexdhexaadiyo labad beeloo ee walaalaha gogol nabadeedna ugu fidiyo.

Waxaan kaloo ugu baaqayaa ummadda somilyeed meel kasta ay joogtaba in ku dadaalaan kana shaqeeyaan side loo soo celin lahaa sumacaddii iyo wada jirkii ummadda Somaliyeed.

 

Barre faatah Mohamud

Madaxwaynaha ku xigeenka Raas casayr State

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mar lee madaxweyne i dhaha miyaa sheekada. I think it is about time this word 'madaxweyne' negative connotation Soomaalida loogu dhigo see u nacaanba. Laftii la arkaba haddee madaxweyne jacburis sameystaan, soon there will more more madaxweyne and madaxweyne ku xigeeniyaal than trees in Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;759176 wrote:
Mar lee madaxweyne i dhaha miyaa sheekada. I think it is about time this word 'madaxweyne' negative connotation Soomaalida loogu dhigo see u nacaanba. Laftii la arkaba haddee madaxweyne jacburis sameystaan, soon there will more more madaxweyne and madaxweyne ku xigeeniyaal than trees in Soomaaliya.

Lol, welcome to Somalia where the Heads of States are by the tons. I think clans all over Somalia have woken up and realized how they're being used and their resources are being looked after my non-natives of that particular territory.

 

Besides, why are you all of a sudden questioning the legitimacy of "Madaxweyne" term? Why wouldn't you question it when Faroole, Siilaanyo are being addressed as "Madaxweyne" by their clans?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;759189 wrote:
If it helps you, hal madaxweyne kaliya ayaan aqoonsanahay, madaxweynaha dalka Soomaaliya markaas jiro. No other. Happy now?

Lol @ happy now. It's isn't about making me happy, it's about you being honest to yourself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this