Sign in to follow this  
Knight of Wisdom

Allpuntland.com Has Betrayed Reer SSC !

Recommended Posts

This website has reported something that is being reported by all SNM websites. It's very biased and completely false. Now, we truly know that not only Faroole is against SSC, but the people of Puntland (Reer SSDF) as a tribe are against SSC as well.

 

Note: Look at the Freudian slip. Their agenda is to back up the SNM, and accidentally said "Bariga Burco" instead of "Bariga Ceerigaabo". lol

 

http://www.allpuntland.com/article/anmviewer.asp?a=11941&z=2

 

Ceerigaabo:(Allpuntland)-Wararka lagahelayo degmada ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa kusoo waramaya in halkaas maanta duhurnimadii ay Malayshiyo hubaysani ku weerartay xubno kamid Wafti halkaas kusugan oo kasoo jeeda deegaanada SSC kuwaasoo katirsan maamulka Somaliland islamarkaasna kulan qado ah la qaadanayey dadka ku abtirsada dhanka bari ee Ceerigaabo.

 

Wararku waxay intaas kudarayaan in Kooxdani ay weerar xoogleh ku qaaday goob ay kuwada qadaynayeen Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda bariga Burco ee ku abtirsada dhanka Sanaag ee Puntland iyo Mas’uuliyiin deegaanadaas kasoo jeeda oo uu kamid ahaa Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo uu weheliyey taliyaha guud ee ciidanka Asluubta Somaliland oo ay isku reeryihiin.

 

Wararka ayaa xaqiijinaya in Malayshiyo hubaysani ay weerartay goobta islamarkaasna ay rasaas culus isweydaarsadeen Ilaalada Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo kooxdii soo weerartay goobta uu wasiirku ku sugnaa, Wararkii ugu danbeeyey ayaa sheegaya in ay dhowr qof ku dhinteen kuwo kalena ku dhaawacmeen weerarkaas oo ay warar iskhilaafsani kasoo baxayaan cidii ka danbaysay wallow la xaqiijiyey in malayshiyo beeleed ay soo qaadeen, Waxaanan weli weerarkaas ka hadlin saraakiisha la weeraray iyo xubnaha kale ee uu horkacayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ee kusugan magaalada Ceerigaabo oo u jooga dhamaynta khilaaf beeleed ka dhexeeya Beelo wada dega dhinacyada Ceerigaabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

why report the news if Allpuntland don't know much of who is who in this conflict? I don;t think it was intentional but out of ignorance!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this