Sign in to follow this  
Positive

Taxanaha kobcinta aqoonta af-soomaaliga.

Recommended Posts

Positive   

Waan idin salaamayaa dhammaatiin ramadaan kariim ayaanna idin leeyahay.

 

Insha-Allah kobcintii af-soomaaliga ee ku salaysnayd sheeko xariirada Soomaalida iyo hayb-sooca ayeynu halkii ka sii wadi doonnnaa. Casharkii ugu dambeeyey ee aynu qaadanay waxaa cinwaankiisa ku jirtay:Arxan la’aan baa jirta .Arrin furan weeyaan inaynu ka fekerno in arrintaasu run tahay isla markaasna sida looga bixi karo aynu ka doodno.

 

Toosiye2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this