Xaaji Xunjuf Posted August 20, 2011 aal dhex Maray laba Beelood oo dhimasho iyo dhaawac keenay Shan qof ayaa ku dhimatay lix kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay galabta deegaan u dhexeeya Taleex iyo halka lagu magacaabo Xamur. Beelahaan ayaa dagaalkoodu waxaa uu ka bilaamay dhul beereed ku yaal deegaankaas, murankan u dhaxeeya labda beelood ayaa markii danbe isu bedalay gacan hadal hubeysan. Dowlada Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay ciidamo deegaankaasi u dirtay balse inta aysan gaarin dhulkaasi uu halkaa dagaalku ka dhex qarxay labada beelood. Beelaha halkaa ku dagaalamay ayaa kal ah Beesha Ciise Maxamuud iyo Beesha ********, waxaana haatan lagu jiraa sidii loo dajin lahaa xaalada looguna dhamayn lahaa wadahadal dhibka halkaa ka dhacay. Maahan markii ugu horaysay oo uu dagaal ka bilaabmo isku qabsi dhulbeereed ama dhul laga qodo baraago waxaana arintaa ay noqatay mid in badan soo noq noqota oo uu dhiig badan ku daato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 20, 2011 Mamnuux qabiil names on posts, or you don't read what you are posting ya Xaaji Xeyraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 20, 2011 war i just copy and past i don't know how to edit this whole new sol is new wait next time i will say Beesha Goldogob Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 21, 2011 Before you copy and paste, read the articles where you are copying from, then paste it on SOL with knowledge of what you are posting! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 21, 2011 You could only post the link ,,,,,, Allah ha u naxariisato intii ku dhimatay. Dadku miyaanay soomin tolow ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
PasserBy Posted August 21, 2011 A true Borat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted August 21, 2011 Xaaji Xunjuf, We are in tough times and It's Ramaadan. Fear Allah. We're one people who share the same religion, culture and language. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 21, 2011 Horta umadu maxay isu eegtan bisha ramadan Yes nassir i know wa 10ki ugu kheyrka badna hala duceysto Habashi boy what are you doing here Quote Share this post Link to post Share on other sites