Sign in to follow this  
Saalax

“Faroole Wuxuu Yiri Jimcaha Calula Lagama Tukado” Dooxa Joog Waraysi Dhegayso

Recommended Posts

Saalax   

“Faroole Wuxuu Yiri Jimcaha Calula Lagama Tukado” Dooxa Joog Waraysi Dhegayso

 

Waraysi ay GalGalanews la Yeelatay Madaxwaynaha Maamulka Raascaseyr State Faarax Maxamuud Dooxa Jooga oo ku Sugan Degmada Calula, Faarax Dooxa Joog ayaa Tibaaxay in Ku dhawaaqida Maamulkan isaga oo Aad uga hadlay markii Pl ay diiday inay deegaanadaasi Ka Hir galiso Arimaha Caafimaadka iyo Waxbarashada taasina ay Sababtay inay Goostaan.

 

“Markii Madaxwayne Faroole la Yiri Deegaanka wax ha

loo qabto Wuxuu Odayaasha Ugu Jawaabay Dhulkaasi Jimcahaba lagama Tukado Salaadataasi oo ah dad badan ma Joogaan oo Muhiim Nooma ah” Ayuu Yiri Dooxa Joog.

 

Madaxwaynaha Maamulkaasi ayaa ku dheeraaday in Shirka Somaliya ee Q.M qaban qaabinayso Lagu Casumay Maamulka Raascaseyr State isla markaana ay soo dhawaynayaa.

 

Isaga oo docda kale sheegay inay UN-ka la Kulmeen ayna kala hadleen sidii Maamulkaasi loo Taageeri lahaa oo ah Meel Muhiim u ah Isu socdka Aduunka Marka laga hadlayo dhanka Amaanka.

 

Dhegayso Faarax Maxamud Yusuf (Faarax Dooxa Joog.

 

http://www.galgalanews.com/?p=1448

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this