Sign in to follow this  
NASSIR

Insight News Journal: Educators create Maakhir Development Group to launch university in Somalia

Recommended Posts

NASSIR   

Maakhir University: Munaasabad Balaadhan oo lagu qaban doona Minneapolis iyo Wareysi ay Idaacada KFAI Radio

Written by Saalax Nuur Saalax

 

Minneapolis (SPR): Idaacada KFAI ayaa maanta waxay wareysi la yeelatey Prof. Abshir Aw-Yuusuf iyo Aqoonyahan C/laahi Saalax Geeljire iyadoo laga wareystey Munaasabad loo qaban doona Jaamacada Maakhir University, laguna qaban doona magaalada Minneapolis xarunta International School.

 

Wareysigan oo meela badan taabanaya ayaa waxay ka warbixinayaan masuuliyiintan guud ahaan jaamacada Maakhir iyo waliba hanaanka waxbarasho ee Jaamacada, Munaasabada July 23, 2011 lagu qaban doona Minneapolis, iyo waxyaabaha ay qaban doonaan ee kaga aadan Jaamacada Maakhir University.

via SPR

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this