Sign in to follow this  
Che -Guevara

Official: 5 suicide attacks at AU bases in Somalia

Recommended Posts

Monday, May 30, 2011

 

A Nairobi-based official says five simultaneous suicide attacks have targeted African Union bases in the Somali capital of Mogadishu.

 

The diplomat says only some of Monday's attacks had been stopped in time.

 

The diplomat, who spoke on condition of anonymity because he was not authorized to speak to the press, could not yet give casualty figures.

 

Al-Qaida-linked Islamists are battling the weak U.N.-backed government for control of the capital of Mogadishu. Around 9,000 AU troops are stationed in the city to prevent the government from being overrun by militants.

 

The insurgency has frequently launched suicide attacks against both government and AU soldiers. A suicide attack in 2009 on the main AU base in Mogadishu killed 21 people.

 

Source: Associated Press

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al Shabaab oo Qaraxyo iyo Weeraro ismiidaamin la beegsaday AMISOM

 

Ugu yaraan 4 askari oo ka tirsan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa ku dhintay weerar ismiidaamin ah oo lala beegsaday ciidamadaasi ku sugan wadada Makah Al Mukaramah ee magaalada Muqdisho.

 

Weerarkan oo ay fuliyeen dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa galabta lala beegsaday aaga Wadada Makah Al Mukaramaha oo ay fadhiyeen ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca.

 

Weerarkaasi ayaa isugu jiray rasaas ciidamadaasi lagu furay iyo waliba qof bambaano watay oo halkaasi isku qarxiyey, AMISOM ayaa sheegtay in dhankooda ay ka dhinteen 2 askari, isla markaana ay jiraan 5 kale oo ka tirsan AMISOM iyo Ahlu Sunna Waljamaaca oo ay dhaawacyo soo gaareen.

 

Dhanka kale in ka badan shan qof ayaa ku dhaawacmay maanta, weerar kale oo miino loo adeegsaday oo lala beegsaday ciidamada DFKMG oo marayey degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.

 

Taliyaha ciidamada AMISOM Col. Innocent Oula, ayaa tacsi u diray ciidamada dhibaatada kasoo gaartay weerarka ismiidaaminta ah ee galabta ka dhacay magaalada Muqdisho, asagoo sheegay in ciidamada AMISOM ku guuleysteen inay ka hortagaan weerarkaasi ka hor intuusan isqarxin ninka bombaanada watay, asagoo sheegay in khasaaro badan uu shacabka soo gaari lahaa hadii aan ciidamada si deg deg ah uga hortagin kooxda weerarka fulineysay.

 

Weeraradan ayaa kusoo beegamaya xili ay maalmihii lasoo dhaafay dagaalo xoogleh ka socdeen magaalada Muqdisho qeybo kamid ah gaar ahaan nawaaxiga Suuqa Bakaaraha, halkaasi oo doonayaan inay gacanta ku dhigaan ciidamada AMISOM iyo kuwa gacanta siinaya ee DFKMG iyo Ahlusuuna Waljamaaca.

 

Al Shabaab ayaa dhankeeda sheegtay inay sii wadi doonto dagaalka ay kala soo horjeedo AMISOM Iyo DFKMG ayadoo weeraradan ay yihiin kuwii ugu danbeeyey oo ay AL Shabaab dooneyso inay uga jawaabta culeyska militari ee uga yimid dhinaca AMISOM.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this