Sign in to follow this  
Liqaye

Madaxweynaha Jabuuti iyo Madaxweynahii hore ee Soomaaliland oo wado maamul goboleed ka dhan ah SL

Recommended Posts

Liqaye   

Madaxweyanaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynahii hore ee Soomaaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa wado qorsh xoogan oo gobolka Owdal looga jaraayo Soomaaliland gobolkaas oo la doonayo in maamul goboleed leh madaxweyne looga dhawaaqo.

 

Maalgalinta maamul goboleedkaasi iyo taageerida beesha caalamka ayaa waxaa wado Madaxweynaha Jabuuti iyo Madaxweyanhii hore ee Soomaliland kuwaa oo ku taagerayo dhaqaalo xoogan waxaase xusid mudan in sanadkaan damashaadkii 20sano jirsady ee 18 may aysan ak soo qeyb galin beesha dagto gobolka oday iyadoona xusid mudan tahay in caawa magaalada Qaahira ee dalka Masar ay ka dhici doonto xafalad lagu taageeray mamaul goboleedka cusub ee Owdal yeelan doono iyadoona taa sida muuqata ay u keeni doonto Soomaaliland kala qub qubnaata beelahii ku mideysanayeen Soomaaliland halkii hore Sool iyo Sanaag muran xogan ka tagnayeen ka mid naashaha Soomaaliland

 

Soomaaliland oo 20sano ku nooleed nabad ayaa xiligaan waxaa moodaa in la kala fur furayo lana doonaayo in dib loogu celiyo foowdo iyadoona Soomaliland xiligaan hadii ay sidaan ku sii socoto ay keeni karto in qabiil waliba sameysto madaxwene u gaar ah sida hada ka taagan koonfurta Soomaliya waxaase la arki doonaa halkay ku danbeyso kala fur furka beelaha Soomaalinad oo mudo 20sano ku noolaa nabad iyo kala danbeen.

 

www.dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this