Sign in to follow this  
Liqaye

Ciidamada Sheekh ATAM oo dib ula wareegay Buuraha Galgala

Recommended Posts

Liqaye   

Wararka ka imaanaya Deegaanka gal-gala Buntland ayaa sheegaya in shalay galab dagaal culus oo halkaasi ka dhacay ay u surta gashay inay si buuxda ula wareegaan gacantana ugu dhigaan buuraha galgala isla markaana ay halkaasi ka sameystaan difaacyo adag.

Af-hayeen u hadlay Maleeshiyada uu hoggaamiyo Wadaadka sheeq Atam ayaa qiray in ay dib ula wareegeen buuraha galgala kadib dagaal qaraar oo ay la galeen waxa uu ugu yeeray Ciidamadda Ashahaaddo la diririka C/raxmaan faroole isla markaana ay u geysteen Qasaare adag.

 

“Markii ay waan-waan iyo wadahadal diideen Kooxaha u adeega cadawga ayaan ku qasbanaanay inaan dagaal galno oo laga fursan waayay waayo dhibaatoyinkii iyo beerihii ay gubeen ayaa qasaare ugu filam dadka deegaanka “ayuu yiri afhayeenka oo u waramayay qaar ka tirsan warbaahinta.

 

Horay ayuu maamulka Buntland u beeniyay in deegaanadaasi ay dib ula wareegeen ciidanada wadaadla Atam inkastoo ay jiraan fariimo ka imaanaya Ciidamadda Caalamiga ah oo ku hanjabaya inay weeraro dhinaca circa ah ay ku qaadi doonaan kooxaha argagaxisada aha eek u sugan Gudaha Soomaaliya.

 

Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)

xuurshe114@hotmail.com

Muqdisho-Somalia

Tel:0025261-5573321

00252699995088

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this