Sign in to follow this  
Sabriye amp co.

Faroole oo xilkii ka qaaday Axmed Salaad iyo Golahii deegaanka waqooyiga galkacyo oo lakala diray!!!

Recommended Posts

After a bloody few months in North Galkacyo, with countless murder of civilians, attacks on mosque, assinations of puntland ministers athorities in Garowe have finally lost all hopes in Mr Axmed ali salaad and declared that North Mudug as whole needs to be tamed!

-------------------

Wareegta Maanta ka soo baxaday Xafiiska Madaxweynha Dowlad Goboleedka Puntlnd ayaa waxaa xilkii looga qaaday Gudoomiyhii Gobolka waqooyiga Mudug ee Puntlnd Axmed Cali Salaad Faarax iyadoona wareegtadaasi lagu kala diray Golaha Deegaanka ee Waqoyiga Gaalkcyo

 

Xilka ka qaadista Maanta Lagu Sameyay Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntlnd ayaa ku soo aadaya xilli mudooyinkii ugu dambeyay waqooyiga Gaalkcyo ay ka jireen weeraro loo geesanaayo masaajidyada iyo qaraxii lagu qaarijiyay agaasimhii diinta iyo owqaafta Puntlnd

ilaa iyo hadda ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay xubnaha maanta xilka laga qaaday

 

http://www.codkamudug.com/?p=4748

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farooole oo xilka ka qaaday gudoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland

 

Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland ayaa xil ka qaadis ku sameeyay gudoomiyihii gobolka Mudug iyo ku xigeenadiisa kuwaasi oo uu ku eedeeyay inay kaa gabiyeen wax ka qabashada xaaladda amaan ee Woqooyiga Gaalkacyo.

 

 

 

Kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’uud Faroole ayaa waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyey gudoomiyahii gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Axmed Cali Salaad Faarax iyo ku xigeenadiisi kuwaasi oo uu ku eedeeyay wada shaqayn la’aan iyo waliba habacsanaan dhinaca amaanka ah.

 

 

 

Madaxweyne Faroole ayaa waxa uu sheegay in gudoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland iyo ku xigeenadiisiba ay ku guul daraysteen wax ka qabashada xaaladda amaan ee gobolka Mudug oo maalmihii u dambeeyay ay ka dhacayeen falal amaan dari ah.

 

 

 

C/raxmaan Sheekh Max’uud Faroole ayaa sidoo kale waxaa uu kala diray golahii Deegaanka ee gobolka Mudug, isagoo tilmaamay in kala diridda golahaasi uu wada tashi kala yeeshay Wasaaradda arimaha gudaha ee Maamulka Puntland.

 

 

 

Faroole ayaa waxaa uu sidoo kale la sheegay in u magacaabay guddi wax ka qabta amaanka iyo hagaajinta dhinaca Maamulka kuwaasi oo xiriir iskaashi oo dhinaca amniga ah la yeesha Maamulka Galmudug iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.

 

 

 

Maalmihii u dambeeyay ayaa Woqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug waxaa ka dhacayay falal amni daro oo isugu jira Qaraxyo, dilal qorshaysan iyo weeraro si bareer ah loogu qaadayay Masaajidada ku yaala Magaaladaasi taasi oo ay walaac xoogan ka muujiyeen shacabka ku dhaqan Woqooyiga Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

http://shabelle.net/article.php?id=5748

Share this post


Link to post
Share on other sites

What great news to wake up to. The new governor & mayor Mohamoud A/Rahman Cuke is a man of great intelligence and drive.

Wonderful news, I am thrilled that change has finally arrived in Mudug.

Well done to President Faroole.

A single man will now run both thr city and the region bringing a smooth decision making process into play.

The new Governor & Mayor of the city of Galkacyu, will use all the resources at his disposal, the major airport, the cities markets and the power of thr population to bring order to Galkacyu and jump star her development.

The man will be missed in his post as director general of the ministry of education, but this is a big move.

May Allah make it easy for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is good move and shows Faroole takes the security of Mudug as extermly important for Puntland and for this the city of Galkayo which is a gateway to many insecure parts of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this