Sign in to follow this  
Mooge

Azania captures Al-shabaab team leader in Dhoobley

Recommended Posts

The bottom up approach for united people most specially the Azanian citizens is a wind of change . Thanks to Prof.Gandi and more power.

 

Bottom up from Kenya to Jubooyinka ?? ,,,,,,,,, I like it :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Khamiis, 21 April 2011 16:07 | Qoraaga: Faallaqoraha Afdheer

 

 

Afmadow (Afdheer) War dhawaan ku soo dhacay mareegta warqabadka Afdheer ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay Afmadow ka billaabeen raaf ay ku ururunayaan dhallainyarada magaalada oo ay u taxaabayaan jeedda-hore ee ay difaaca kaga jiraan, si ay isugu dayaan difaacidda magaalada Afmadow oo ay sidi maanta aan baahinnay ku soo wajahan yihiin ciidanka qalabka sida ee Maamul Goboleedka Azania ee hoostaga dowladda Soomaaliya iyo Raaskaambooniyiinta uu hoggaamiya Sheekh Axmed Madoobe oo guulo ka soo hoyiyey dhammaanba dagaalladi ay la galeen maleeshiyada Alshabaab.

 

Waxeyna wararku sheegayaan in horjoogeyaasha Alshabaab ay ugu hanjabeen dhallinyarada magaalada in ay cawaaqibxumo la kulmi doonaan haddi ay u hoggaansami waayaan awaamirta ciidan iyo tacliimaadka taliska Alshabaab ee Afmadow, ayagoo raaciyey baa la yidhi in la toogan doona qofki laga dareemo inuu taageeraya dowladda iyo Raaskaambooniyiinta.

 

Afdheer.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

oba hiloowlow;713625 wrote:
Kuwaan azania waa iska sheeganayaan lee Ciidamada Dowladda KMG waaye waxa howlgallada wado iyo Raaskambooni.

Ciiidanka qalabka sida waa kuwii Maamul Goboleedka Azania oo isla markaa hoostaga dowladda Soomaaliya, Raaskaamboonina iyana way garab socdaan oo waa isku hal beeg. Intaas gows danbeedka yara dhig oo ciidanka aad taageersantahay maamulkiisa suuban tageer.

 

Intuba waa ul iyo diirkeed...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Ma hoostaagan? markaas waa fiican yihiin, waxaan uu moodaye sida kuwaan ahlu sunnada sheegta (galgaduud) iyo Dooxada Shabelle oo ka garab dagaalama dowladda balse ka mid aheyn..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

oba hiloowlow;713649 wrote:
^^ Ma hoostaagan? markaas waa fiican yihiin, waxaan uu moodaye sida kuwaan ahlu sunnada sheegta (galgaduud) iyo Hiiraan state oo ka garab dagaalama dowladda balse ka mid aheyn..

Saxaafada qaarkeed, dad aan xog ogaal aheyn iyo kuwo ka soo horjeeda Qaranimada Somaliya sida Shabaab, Itoobiya iyo wixii la mida ayaa hortaagan laakiin Azania waa cad ceed u soo baxday Somaliya. Rajo soo celinta Qarankii Somaliya ayey ka mid tahay. Xooga dalka, shacabka iyo maamulka sare ee Azania dhamaantood waa laf dhabarta dowlada dhexe sidii loo qorsheeyey ayey u socotaa .

 

Laqabso,, saxiibkaa Liqaaye warayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

oba hiloowlow;713657 wrote:
^^Wixii dan uu ah shacabka soomaliyeed waanu taageera sxb.

Danta shacabku waxay ku jirtaa degenaansho siyaasadeed , nabad waarta, isu tanaasulid, isku tiirsani, sharciga oo la dhowro, kala danbeyn, cadaalad, horumar, waxbarasho, dhaqaale fiican, iyo wada shaqeyn dhex marta laamaha kala duwan ee bulshada iyo dowladaba. Intaas, in yar oo inoo muuqata iyo inkale oo lagu daray ayaa dan u ah shacabka.

 

Azania waa abshir, iyo cad ceed soo baxday...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Maamul-goboleedka-Azania-300x139.jpg

 

Wararka aan ka heleyno gobolka waxa ay sheegayaan in ay halkaasi gaareen wafti la filayay in uu halkaasi tago oo ka socda maamul goboleedka Azania

 

Wararka waxa ay intaasi ku dareen in waftiga uu horkacayo Ilyaas Badan oo ah barasaabka Jubbada Hoose, waxaana wehliya saraakiil kale oo maamulka ka tirsan

 

Ujeedada socdaalkooda ayaa lagu sheegey in ay tahay in ay usii gogol xaaraan maamulka Azania oo dhawaan la filayo in loo saldhigp meel ka mid ah gobolka inta laga dhamaystirayo xoreynta gobolka

 

Dhanka kale saraakiil qurbajoog ahayd oo ka tirsan xarakada Raaskaanbooniyiinta oo hada qeyb ka ah dadaalada nabad u raadinta Jubooyinka ee Dowlada ayaa iyana la sheegayaa in ay halkaasi gaareen, saraakiisha gaartey waxaa ka mid ah Cabdinaasir Seeraar oo ah madaxa arrimaha siyaasada

 

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Seeraar uu halkaasi u tagay in uu wadatashi heersare ah lasoo qaato Sheekh Axmed Madoobe iyo madaxda kale ee Kaambooniyiinta xili dhawaan lagu wado in la dhamaystiro maamulka Azania oo la sheegey in Kaambooniyiinta ay qeyb ka noqonayaan, waxaa la aaminsanyahay in Seeraar uu uga qeybgalayo shirkaasi isagoo Kaambooniyiinta matalaya maadaamaa uu shirka ka dhacayo Kenya

 

Kismaayood.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this