Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Dowladda KMG oo sheegtay maamul gobaleedyada in aysan ka qeyb gali karin shirka magaalada Nairobi

Recommended Posts

Dowladda KMG ayaa digniin u jeedisay maamul gobaleedyada ka dhisan dalka in aysan ka qeyb galin shirka Qaramada Midoobay ay qaban qaabinayso ee la doonayo in lagu qabto magaalada Nairobi.

 

Afhayeenka dowladda KMG ahna la taliyaha R/wasaaraha,C/raxmaan Cumar ayaa sheegay dowladda inay xaq u leedahay inay ka qeyb galaan iyo in kale maamul gobaleedyada shirka Nairobi.

 

Golaha Ahlu Sunna, waxaa uu sheegay inuu ku jiro maamuladaas looga digay inay qeyb ka qaataan shirka Kenya ay marti galinayso ee la doonayo in la qabto todobaadkan gudahiis.

 

"Waxaa xaqiiqada ay tahay dhamaan maamuladaas waxay ka tirsan yihiin hey'adaha qaranka, sidaas daraadeed waa in laga wada hadlaa xalka dalka," ayuu yiri.

 

Afhayeenka wuxuu ku celiyay in aysan jirin cid ka qeyb gali karta shirka magaalada Nairobi oo ka mid ah maamul gobaleedyada dalka ka jira, cidii ka qeyb gashana wuxuu tilmaamay dowladda inay go'aan ka qaadan doonto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland should never listen TFG and go to Erbil there will be big conference for the worlds unrecognised countries

 

Kurdistan

Somaliland

Northern Cypern

Northern Ossetia

Abkhazia

Azania

etc

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jiiroow Bakaal;710516 wrote:
Somaliland should never listen TFG and go to Erbil there will be big conference for the worlds unrecognised countries

 

Kurdistan

Somaliland

Northern Cypern

Northern Ossetia

Abkhazia

Azania
etc

;);););)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this