Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Marine Forces participate in the Drought Relief (Troops bring Water and Food to the People)

Recommended Posts

The much feared Marine Forces of Puntland (PMF) who have their headquarters in Qaw City outside of Bosaso participated in the Drought Relief of the destitute and famine suffering People and Cattle in Puntland since last Friday.

 

They delivered and distributed much needed humanitarian assistance and relief which were donated by the United Arab Emirates. This drought relief was about 8 Tons in Food. They also brought tanks full of water for the dying cattle and nomads suffering under the drought.

 

General Saciid Dheere the overall Commander of the Puntland Armed Forces said that this troops are not only there to fulfill the tasks they were trained for but to participate also in humanitarian assistance.

 

The PMF were originally trained to fight Pirates and this is their first kind of mission in humanitarian assistance to the drought plagued and destitute nomads of Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dawlada Puntland oo biyo-dhaamis & raashin qaybis ka bilawday degmooyin ka tirsan gobolka Nugaal.

 

Sun, 27 Mar 2011 07:54:12 -0400 am -04:00 -14400

 

Garowe, Mar 25 - Wafti balaaran oo wata gaadiidka booyadaha biyaha dhaamiya iyo kuwa macaawino raashin ah sida ayaa waxaa ay maanta u kicitimeen dhanka magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal.

 

Biya-dhaamiska iyo raashinka mucaawanada ah ayaa loo qaybiyey dadka ay abaaraha, biyo, iyo baad la'aantu ay saamaysay ee ku nool dhul-daaqsinka miyiga ah ee hoos yimaada Buurtinle.

 

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali 'Qarjab' oo waftiga hogaaminayey ayaa sheegay in biya-dhaamiskaani uu yahay mid laga samayn doono dhamaan gobollada Puntland oo dhan; waxaana sida uu sheegay barbarsocon doona biyo-dhaamiskaan deeq raashin mucaawano ah oo ay dawlada Emaraadku (UAE) ugu deeqday Puntland, Taas oo la gaarsiiyey gobolada Sool, Sanaag, Mudug, Nugaal, iyo Cayn.

 

Md. Qarjab waxaa kale oo uu sheegay in ay ay biya-dhaamiska iyo mucaawanadaba gaarsiin doonaan degmooyinka kale ee gobolka Nugaal.

 

Hawlaha biya-dhaamiska ah ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xili abaaro baahsani ay saameeyeen gobolada Puntland, iyo gobollada kale ee Somaliya.

 

Cabdiraxman Xuseen Xasan 'Gaardi',

Daljir, Garoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

what ever they are they are doing something to alleviate the effects of drought in that region of somalia :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Bada ee Puntland oo wada hawlo biyo dhaamin ah

 

Ciidamada bada ee dowlada Puntland ayaa wada olole biyo dhaamin ah oo laga sameenayo gobalada Puntland.

 

Ciidamadan oo horey biyo dhaamin uga soo sameeyey gobalada Bari, Karkaar iyo qeybo kamid ah gobalka Mudug ayaa hada ololahan ka wada gobalka Nugaal.

 

Dowlada Kuwayt ayaa bixisay deeqda olalaha biyo dhaaminta xili ay abaaro xoogan ka jiraan guud ahaa gobalada dalka Soomaaliya.

 

Ciidamada bada ee Puntland oo dhawaan tababaro looga bilaabay xaruntooda Bosaaso ayaa markii ugu horeysay ka qeyb qaatay olole noocaan ah, ayadoo dhawaan la sheegay in la hakiyey tababaradii ay shirkada Sarencen siinaysay ciidamada bada ee Puntland.

 

Dadka shacabka ayaa si weyn usoo dhaweeyey ololaha loogu gurmanayo dadka reer miiyiga ah iyo deegaanada ay ka jirto biyo yaraanta baahsan.

 

Waxaa sidoo kale ka socda gobalada Puntland dadaalo kale oo ay wadaan Bulshada Rayidka, ganacstada iyo Culumaa’udiinka kuwaasi oo lagu doonayo in gargaar lagu gaarsiiyo dadka ku tabaaleysa miyiga iyo deegaanada fog fog ee ka tirsan Puntland.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this