Sign in to follow this  
Che -Guevara

Ogeysiis: Maamulka sare ee Hadhwanaagews waxa uu Ogeysiinayaa in shabakadan lagu hayo Weerar oo ay s

Recommended Posts

Toronto-(HWN)-Waxaan Akhristaysha sharafta leh ee Hadhwanaagnews Ogeysiinaynaa in shabakadan Calamiga ah ee Hadhwanaagnews lagu hayo Werar taasoo hadba la isku dayayo in lasoo jabsado laguna soo qorayo Warar been ah, lakinse waxaan ku guda jirnaa in aanu Ogaano cida waxan ka danbeysa .

 

Imika waxaanu helnay wadanka laga soo galayo ee laga soo jabsanayo iyo Raadkeedii, waxaan kaloo aanu helynay cida ka danbeysa waanu soo afjari doonaa gowr dhow.

 

Waxaana Akhristayasha ka raali galinaynaa oo aanu u sheegaynaa hadii aad aragtaan Warar been ah oo idin ka yaabiya raali ahaada, waa Tuugtii Cadawda ahaa ayaa inagu dhex jirta.

 

 

 

Shabakadda Calamiga ah ee Hadhwanaagnews marnaba maniyad jabayso mana joojinayso Howsha ay u heyso dadkeeda Somaliland.

 

 

 

Wabilaahi Towfiiq.

 

Maamulka Hadhwanaagnews

 

Toronto,Canada

 

Submitted By: Edit

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

in lasoo jabsado laguna soo qorayo Warar been ah

waa Tuugtii Cadawda ahaa ayaa inagu dhex jirta.

;);),,nimankanu waa fan,suugaantiina waayahan wey iloobeen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this