Sign in to follow this  
Maaddeey

WAR DEG DEG AH: Dagaal qaraar oo Beled Xaawo ka socda iyo Mujaahidiinta oo gudaha magaalada galay. .

Recommended Posts

Maaddeey   

WAR DEG DEG AH: Dagaal qaraar oo Beled Xaawo ka socda iyo Mujaahidiinta oo gudaha magaalada galay. .

Monday, 14 March 2011 18:58 Tartiibsade Hits: 138 . .Dagaallo culus ayaa goordhaw ka bilaawday degmada Beled xaawo ee wilaayado Gedo oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen ciidamo Itoobiyaan ah iyo Maleeshiyaad Soomaali ah.

 

Ciidamada Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa laxaqiijiyay in ay gudaha u galeen Beled-Xaawo oo hadda inteeda badan lagala wareegay ciidanka Itoobiya iyo Maleeshiyaadka cadawga, balse ilaa hada dagaalka ayaa socda natiijadana dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa hadii ALLAAH idmo.

 

Hugunka Rasaasta iyo madaafiic ayaa isqabsatay magaalada oo idil ilaa iyo halka loo yaqaan Kastamka Mandheera, saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin ayaa noo xaqiijiyay in ciidankoodu magaalada galeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this