Sign in to follow this  
Caano_Geel

Xamari Accent,

Recommended Posts

Bal sida ay reer Xamarku u hadlaan baan, maanta isku dayayaa, fadlan haddaan kalmadaha qaar jajabiyo ha la ii saxo. Mahadsanidiin.

 

Caways: ''Waan idin salaamooya''

 

Akhyaarta: ''Waa laguu faayaa ee soo dhawow (Duqa)''

 

Caways: Arrey xee taa kaanaha fadhidaa iga fiirinee?

 

Daahir: ''Qoftaan ciyaalka xaafadda waaye nooh''

 

Ugaaso: Fiiriya, (Duqan) xuu lee isaga hadlaa uun!

 

Caways: Nalka soo shido nooh, ani xaluska aa ka leefaa camal!

 

Ugaaso adeerkeed: Qofkaan yar yaa naga qabsanooya, waaraa walahi waxaan ilka kaa feeri dhaandhaan yahow,

 

Caways: isagoo surwaalka laalaabanaaya, aar ii baneeya nooh, kan waaba jiiraa sida kaaraha camal.

 

.......................TO BE CONTINUED ................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Arrey xee taa kaanaha fadhidaa iga fiirinee?

Fiiriya, (Duqan) xuu lee isaga hadlaa uun!

Ma aha reer xammar accent ee waa reer abo hilowlow accent .:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

caano geel, saaxiiboo waa ku tuugeynaa adoo caano geel oo suusac eh cabay meeshaan mar danbe hasoo galin... meesha dhan ayaa aaryo kabuuxisay oo wili suujimo eh!

 

 

Ismahaan waa salaaman tahay! aboo hiilow micnihiisa hadii kase laheed, saas ma ugu dagdagi laheen...

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

:D

tuujka ugaas Oba ey ola dan leheed kan korkeeda yurura:D

Sxbkey caano geel waa kaa banjartay alaabta garaashka gee waa lasoo aaryeenaaye

gagagagagagaga:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

that is not xamari accent at all.

 

waxa fiicnaan laheyd inaad kala barataan the difference, XAMARI waxa kuhadla, dadka reer xamarka ah like yemenis, baravanese, shaanshi etc and not others from xamar.

 

aduunyo dhan baad isku qastay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lahjadihii Xamari iyo Xaayoow maala isku qaldooyaa. At least he tried and came close. Cajaladaha Awkoombe soo dhadhageyso, waa soo barbaranee Xamari si fiican markaas. Or better yet Marshaale jilaaga ah oo Yunifersal (Universal) kasoo galo mar mar fiirso asagaa kasii baranee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Caano_Geel;698742 wrote:
Bal sida ay reer Xamarku u hadlaan baan, maanta isku dayayaa, fadlan haddaan kalmadaha qaar jajabiyo ha la ii saxo. Mahadsanidiin.

ie iiiiih! ma jajabinin. waa buubuusti, si fiican aa u baduujissi. Barax,,,,,Caano_Booro waaxid:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this