Sign in to follow this  
Duufaan

Somaliland did not have choice but leave Kalshaale

Recommended Posts

Duufaan   

Somaliland did not have choice but leave Kalshaale

Few weeks ago they were about to close Buhodle. , Siilaanyo decision to make Kalshaale and neighbor village’s military base backfired as soon as he announced. It proved he did not have a military, the local Buhodle militia out skilled and out performed his paid militia, ‘so called Somaliland national army.” the question is, when will they force to leave Laascaanood. I am predicting in few weeks but maybe few months.

 

 

 

Ciidamadii SNMta oo ka cararay jiidii ay isku horfadhiyeen ciidamadii deegaanka buhoodle una dhaqaajiyey qorulugud

Waxaa maanta ka huleeley ciidankii snmta ee kusugnaa kal´shaale iyo agagaarkiisa kunasugan hada qorulugud arintaa oo ay soodedejisay markii dhimasho iyo dhaawac badani kasoo gaadhay dagaaladii aagaa kadhacayey

yadoo kabixitaankaaooda aanay keenin wadahadal lalagalay balse ay ka quusteen aaga buuhoodle xag siyaaasad iyo xag awood ciidaneedba taasoo ku kaliftay inay sidhakhso ah uga baxaan halkaa markii magaalo walba lageeyey dhaawac iyo dhimashada ciidamada snmta waxaan umahad celinaynaa raga kuusha kasoohooyey daafaca dhulkooda cadeeyeyna inaanay raali kanoqondoonin in taako lagujiro dhulka ay degaan shacabka kunool ssc waxaan kalo ilaahay ugabaryeynaa ragii kudhintay dagaalkaa inuu ilaahay janadii geeyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this