Sign in to follow this  
Maaddeey

Askari Burundi ah oo nolosha lagu qabtay 'Pictures'

Recommended Posts

Maaddeey   

5.jpg

 

4.jpg

 

2.jpg

 

Askarigaan aad arkaysaan waxa uu ka mid yahay askarta AMISOM ee ah gaalada xooga ku joogta dhulkeena, wuxuu u dhashay dalka Burundi waxana uu soo jaray masaafo dheer si uu u xasuuqo ahalkeena, waxana uu lacag xad dhaaf ah ku qaadanayey baabi'inta dalkeena iyo laynta caruurteena iyo ahalkeena.

 

 

 

Waxa uu ka mid yahay askarta afrikaanka ah ee cadaawadda weyn u qabta diinteena Islaamka, Koofiyadahooda waxa ay ku qorteen erayo ka dhan ah diinteena Islaamka, marka ay ku sugan yihiin jiidda hore ee dagaalka waxa ay gacanta midig ku haystaan Baybalkooda waxana ay ku akhristaan Baybalka ayaga oo dhufaysyada hore ku sugan.

 

 

 

Mararka qaarkood marka ay akhristaan Baybalkooda baadilka ah oo ay soo maraan meelo amraysa in ay Muslimiinta laayaan, ayaga oo ku camal falaya Baybalkooda ayey saalbooyin rasaas ah ku furaan dhanka ay ka jjiraan shacabkeena Muslimka ah.

 

 

 

Sidaad arkaysaan gabdhaheena reer Muqdisho ayaa nasiib u yeeshay in ay indhahooda ku arkaan gaalkan lasoo qabtay, waxana ay isku dayayaan in ay indhahooda ku buuxsadaan bal sida ay u egyihiin cadowgaan aan u naxariisen ee BM-ka ku garaaca xili walba.

 

 

 

Gabdhaha reer Muqdisho ayaa ka codsaday Mujaahidiinta in ay usoo gacan galiyaan gaalkaan la soo qabtay si ay dhulka ugu jiidaan asaga oo nool, waxaadna arkaysaan in qaar ka mid ah gabdhuhu ay sawiro ka qaadanayaan gaalkan si ay ugu diraan ehelkiisa ku sugan Burundi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this