Sign in to follow this  
caydarus

Xagey kala marayaan, Shacabkii reeer Cayn iyo maleeshiyaadkii SNM?

Recommended Posts

A_Khadar   

Thank you Xaaji. That is exactly right. The invaders to a peaceful region are the "Nabadiids".. In this current issue, snm is the NABADIID.. Will see when sanity comes back to their heads and they stop this madness unsucessful invasion after invation they called to capture Buhodle or closing borders..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Ciidamada snm iyo kuwa beesha ***** ee isgarab sanaya ayaa waxaa ay shalaydagaaladii ka dhacay maygaagle hagoogane oo ay weerar ku soo qaaden subaxnimadii

hore ayaa waxaa ay halkaasi wax yeelo ugu gaysteen dad reer miyiya,

Photo-0031-300x225.jpg

qaar kamida dadka deegaanka maygaagle oo degan magaalada xageeda sare ee xigta

dhinaca qorulugud ayay halkaasi ku wax yeeleyen markii lagaga gacan roonaaday dagaalkasi

hadaba hooyo aad da.a deedu wayntahay oo aqal soomaaligeeda hortaagan sida ay noo xaqiijisay tel.gacanta oo ay haysatay oo laga soo garacay magalada buuhoodle ayana ahaayen qaar kamida carurteda oo ka wareysanayay xaalada dagaalka,

Photo-00301-300x225.jpg

intaa dabadeed ciidamada s/land oo cararaya ayna ka daba dhacayaan madaafiic badan oo layaaban cida hagaysa ayaa hooyadaasi ku ee deeyay inay hogaaminaysay madaafiicdaa kuna

dhuftay rasaas nasiib wanaag maydhiman teedina may galin waxaana ka soo qaadanay goobtaasi iyo hada ku sugan hospitalka dhexe ee buuhoodle waana dhaawac culus,

caasha ciise amaan oo noo xaqiijisay inay yiraahden habrtan baa hogaaminaysay madaaficda

xaalada caafimaad hooyadani ayaa hada mid wanaagsan ka dib markii lagu dhakhtariyay magaalada buuhoodle,

maaha markii ugu horeeysay ee ay ciidamada s/land dadka waayelka ama dhimirka ah ay ku sheegaan hogamiyay madfac waxaana kamid ahaa ibraahim axmed taangi oo ah makaanik matoorada balse aan in mudo ah aan caafimaad qabin xaga maskaxda uu ugalay isagoo lugaynaya dagaalkii hore ee sida xun ugu baaba.een ayna ku sheegeen hogamiyihii madaaficda baan haynaa saxaafadana u soo bandhigeen,

ciidamadaas oo badanaaba ku qanciya mamulkoda iyo shacabka maxaabis baan dagaalka ku qabanay intay deeganada reer guuraga ka afduubtaan dad xoolo dhaqataa,

waxaana idiin soo gudbin doona cod iyo muuqal hooyadasi ah marka ay xaaladeda cafimaad sonoqoto,

xamse xasan geelle

buuhoodle soomaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this