Sign in to follow this  
General Duke

550MPs give themselves an extension then rule out one for Sharif/Farmaajo [You got to love it]

Recommended Posts

So Mr sakin wants to run for president;) what's the response From Sh dalxiis and Mr cheese?

But if the mandate of the TFG Is running out in august.

They should organize elections this TFG was not that succesful so there should be another alternative

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sh shariif oo riyadiisii kororsiga ahi luntay

 

News/Articles

 

Madaxwaynaha DKMG ayaa waayay fursad uu ayaantan oo dhan sugaayay ahaydna in loo kordhiyo mudada sida Baarlamaanka Soomaaliya u kororsadeen ka dib markii maanta la ansixiyaay waqtiga doorashada Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya

Baarlamaanka DFKM ee soomaaliaya oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda ayaa waxay ka doodeen qodob ayaatan oo dhan loo hadal hayn badnaa oo ahaa waqtiga uu ku egyahay madaxwaynaha hada haya talada DFKM ,waxaana ka soo qayb galay kulankaas 390 xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada DFKM waxaan aya isku raaceen qodobada hoos ku qoran

 

1-In Baarlamaanku muddada xilliga kalaguurka ah uu ka shaqeeyo

barnaamijkiisa ugu qoran jidyeelka (road-map)-ka ee wax ka beddelka

qodobbada Axdiga.

 

2) In waqtiga doorashada Madaxweynaha soo socda uu noqdo bisha Luulyo 20da, 2011.

 

 

 

 

3) In si degdeg ah loo magacaabo guddiyada Baarlamaanka ee fulinta hawlaha

kala duwan ee xilliga kalaguurka ah sida Guddiga doorashada IWM.

Sidoo kale waxay wax ka bedeleen madaxwaynaha cusub oo iman doona waqtiiisa iyaga oo ka dhigay 3 sano halaka uu ahaa 5 sano

allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allsanaag have done well since Attam was removed from the mountains... Now dont be upset that was the Speakers press release..

 

Sharif Hotel has bigger problems than just the Parliment, his clan is out for his blood..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this