Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland marks 17th anniversary of the Somaliland National Army

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xus Ballaadhan Oo Lagu Xusayey Sannad-guuradii 17-naad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Qaranka (Dhageyso + Sawiro).

 

Hargeysa (Ramaas) Feb.02, 2011 - Xus ballaadhan oo lagu xusayey sannad-guuradii 17-naad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidanka qaranka Somaliland, ayaa saaka lagu qabtay xarunta taliska guud ee ciidanka qaranka ee magaalada Hargeysa.

 

Xuskan oo ay ka soo qaybgaleen Madaxweynaha Somaliland, shir-guddoonada golayaasha qaranka, Taliyaha guud ee ciidanka qaranka, wasiirka gaashaandhiga, masuuliyiinta asxaabta qaranka iyo marti sharef kale.

 

Dhegaystayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaynaa khudbadihii ay munaasibadan ka jeediyeen Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Wasiirka gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Taliyaha guud ee ciidanka qaranka Somaliland Col, nuux Ismaaciil Taanni ee dhegaysi haboon:

 

Ramaasnews Desk

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

18.jpg

 

24.jpg

 

Is it that dangerous for him that he needs armed militia around him with Pkm machine guns? The message I think that sends is that he is not safe and needs a lot of security. It might explain why he doesn't leave the triangle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Thankful;692396 wrote:

Is it that dangerous for him that he needs armed militia around him with Pkm machine guns? The message I think that sends is that he is not safe and needs a lot of security. It might explain why he doesn't leave the triangle.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;692402 wrote:
The security of the president is high priority you should know that ,Somalina awoow adna maxaad la dhoola cadeyneysa.

Xaji, askariga maxuu u kor taaganyahay?. Aawey kuwii suits-ka xirnaa otherwise known as "men in black"?

 

Siilanyo looks good. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer koonfureedka waa runtoodee, waa maxay nimankan silsiladda ku wada taxan ee meesha ku wareegayaa? Today might be an exception because of the celebrations, laakiin xataa markaan munaasabad jirin waxaad arkeysaa tobanaan uniform iyo pkm wata sidii inay dagaal u socdaan, lol. War duqa meesha siyaad ma joogee, reer magaal iska dhig oo sida Obama camal dharcad wada baastooladu hoosta ku wada isku wareeji dhaha, askartan aad u maleysid sidii iney ina Godane diyaar u yihiina xeryaha ciidamada kaga kaalay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Don't u know ,,, Obama iyo Ismaaciil Cumar Geelle isku si looma wada ilaaliyo ,,,,,,,,,, :D

 

 

He is very important dee ... very very important president ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

I just hit my 3000th post (hence waan duuley).

I want to thank Siilanyo, Xaji, and finally the best for last, you, yes you JB!

Thank you SomaliLand!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this