Sign in to follow this  
caydarus

What do you think about ska doing mogadisho airport?

Recommended Posts

caydarus   

As far as concern this company claim that is based in Dhubai and it's logistic company, which has sign an agreement with the transitional federal government of somalia, showed and a sophisticated modern equipments intended to develop the services, is this really guys?

Share this post


Link to post
Share on other sites

the place looks like the kawan they just "built" in laas caanod, lol, hardly looks like the service they provide is necessary, whats saying about taking knifes to a gun fight, but in reverse this time...and what ever happened to the bander qaasin terminal in boosaso people?

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

Jacaylbaro;692166 wrote:
What do u think amisom is doing in villa somalia ?? ,,
:D

sxb amison skilling our brothers and sisters in mogadisho.........lol...

Share this post


Link to post
Share on other sites

caydarus;692173 wrote:
sxb amison skilling our brothers and sisters in mogadisho.........lol...

Killing our 'brothers and sisters' iyo LOL intee isku raacaan. Bisinka. Walaahi waala yaabay, damiirkii ayaaba dadka qaarkood kasii tagooyo, mise ameeba waalasho yar tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;692328 wrote:
Killing our 'brothers and sisters' iyo LOL intee isku raacaan. Bisinka. Walaahi waala yaabay, damiirkii ayaaba dadka qaarkood kasii tagooyo, mise ameeba waalasho yar tahay.

jacaylbaro sercastically asked me a quetion instead of giving me a good answer, so i too was sercastically answering his quetion thus the lol was a part

however, i never ment laughing at my brothers and sisters who are troubled in somalia.in fact am so disheartened about it.

thanks though.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Muqdisho(Sh. M. Network) Shirkadda SKA ayaa waxaa ay cadeysan in aysan qaadin hadana qaadi doonin lacagaha dowladda KMG Soomaaliya uga soo xarooda garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, iyadoo shinaca kale beenisay in shaqaalaha ay qaadanayaan ay yihiin dad ajaanib ah.

 

David T. oo ah Maamulaha Mashuuraca Shirkadda SKA ee garoonka Caalamiga ee Magaalada Muqdisho oo maanta wareysi siinayay Idaacada Shabelle ayaa waxaa uu cadeeyay in Shirkadda SKA aysan haatan qaadan islamarkaana aysan qaadan doonin lacagaha ka soo xarooda garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

 

Mr. David T. waxaa uu si cad u sheegay in garoonka Muqdisho lacago ay ka soo kala galaan sedax qeybood oo uu sheegay in ay kala yihiin Imagareeshinka, Kastamka, qeybta Duulimaadka iyo soo cagadhigashada Diyaaradaha iyo isticmaalka garoonka Caalamiga ah ee Mqudisho, waxaana uuna beeniyay in lacagaha halkaasi ka soo baxa ay qaadato Shirkadda SKA.

 

“Majirto wax lacago ah oo aan qaadano qeybaha kala duwan ee garoonak caalamiga ah ka soo gala dowladda KMG, SKA haatan waxaa ay ku mashquulsantahay sidii ay u qaban laheyd howlaha garoonak Muqdisho, waxa jira lacagao farabadan oo garoonka soo kala hase ahaatee kuma lug lihin” ayuu yiri David T.

 

Isagoo hadalkiisa sii wata Mr. David T. ayaa waxaa uu carabka ku dhiftay in malaayiin doolar ay galiyeen garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho si loo soo celiyo bilicda garoonka iyo habkii loogu guuleysan laha in garoonku uu noqdo mid la tartama garoomada Caalamiga ah.

 

Mar Shabelle ay weydiisay David T. waxyaabaha ka jira in Shirkadda SKA ay shaqaaleysiiso oo kaliya dad ajaanib ah ayuu hadalkaasi beeniyay isagoo sheegay in Marnaba SKA aysan garoonka ka qoraneyn Shaqaalaha Ajanabi ah balse dadka la shaqaaleysiinayo ay yihiin dad Soomaali ah.

 

“Maya majirto wax shaqaale Ajanabi ah oo aan la nimid garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, dhamaan shaqaalaha noo shaqeyn doono waa dad Soomaali ah waana qorshaheyna in aan dadka Soomaalida shaqaaleysiino” ayuu hadalkiisa kusoo gaba gabeeyay David T. oo ah Maamulaha Mashuuraca Shirkadda SKA ee garoonka Caalamiga ee Magaalada Muqdisho

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this