Xaaji Xunjuf Posted January 28, 2011 Taleexi;691115 wrote: Abtiyaday marqaanku wuu ka sii jabayaa maalinba maalinta ka danbaysa. The end goal is midnimo but how we get there is everyone's choosing. Abtiga wuxu ku yidhi bariiska kalay ila cun oo si fiican u cantuug, intad meel aan nuur ka so bixin aad u hanqal tageysid. Maxa ka fiican wiil iyo abtigi oo midoobey:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 29, 2011 Ah! *(pressing repeat button)* Afrika laba dal ayaa ku guulaystay inay gooni isku taagaan, waa Ereteriya iyo Sudan, labadaba waxa raalli ka ahaa dawladaha ay ka go’een. Markaynu dhisno Soomaaliya, ayaynu wax heli karnaa, yaynaan ka baqin inaynu hadal la yeelano. Cabdikaxiim Yuusuf Kheyre. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 29, 2011 lol@Mowlid Macaane. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2011 Its about time ,,,,,,,,,,,,, ehem Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 29, 2011 Somalina laakin Somalia ma jirto dawlad ma laha TPLF ba Ethiopia dawlad u ahayd 1991 eritrea ka go 'oday. Cali naafto Xammar uun bu dagaal ka si bilaabay 1991 Mu caydiid la heshiyo inadeerki. , Sudaan cumar xassan al bashiir wa dawlad calan leh oo tagaan o jirta. Anagu cid anu la hadalno ma jirto ma Dawlada labada km banu la hadalna Mise kooxda go'odonka eeh mamuulka budhcad badeedka mise waxanu la hadalna qoloda qaticul dariqa eh alshabaab. Bal no sheeg. Mise hiiraan laand banu lahadalna mise greenland mise waax iyo waadi bal no sheeg awoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 29, 2011 "Annagu" = my clan.... next item of discussion please. p.s. Aqoonyahankiina dhageysta si fiican, asagaa wax idin bartee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2011 Nin kastoo ganbadu saarantahay, dunida guudkeeda Gurmadkayga waw baahanyahay, ruux la gaasiraye Taydana ninkii igu guntadey, waw gar leeyahaye Marba gooha dhiillada halkii, igu galoollaata Karaankayga waan geyn intaan, geeri moogahay, .....................................................................................................................Hadraawi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 29, 2011 Aragtida Aqoonyahanka: Dhawaaqa la xidhiidha goonni-isu-taagga Somaliland ee ka soo yeedhay Agaasimahan ka tirsan Guddida la-dagaallanka HIV/AIDS ee Somaliland, ayaa HOL ay wax ka waydiisay dhinacyada kala duwan ee Bulshada. “Meeshii shirar lagu qabanayo iyo halkii lagu shirayaba maaha in la cabsado oo la baqdo, waa in la bandhigo xaqiiqda Somaliland ka jirta. Waa in aan sas laga qaadin Soomaaliya iyo Soomaaliba,” sidaa waxa yidhi Prof. Cabdixakiim Yuusuf Kheyre oo ka mid ah Aqoonyahanka wax ka dhiga Jaamacadaha kala duwan ee Somaliland. Waxaanu ku baaqay in Shirweyne loo qabto dib-u-heshiisiinta Soomaalida oo ka dhaca Somaliland, laguna dhiso Dawlad ay Somaliland wada-hadal yeeshaan oo cago adag ku taagan ay ka dhawdahay in aqoonsi la waydiisto Dawlad lagu soo dhigay dalka dibeddiisa. “Afrika laba dal ayaa ku guulaystay inay gooni isku taagaan, waa Ereteriya iyo Sudan, labadaba waxa raalli ka ahaa dawladaha ay ka go’een. Dawlad ay Somaliland Shir u qabatay oo lagu dhisay, ayaynu ka heli karnaa aqoonsi. Markaynu dhisno Soomaaliya, ayaynu wax heli karnaa, yaynaan ka baqin inaynu hadal la yeelano. Dawlad Caalam soo dhisay ma heli karo, mid ay iyadu samaysay, oo aynu taageerno.” Ayuu hadalkiisa ku yidhi Cabdikaxiim Yuusuf Kheyre. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2011 Nin kastoo ganbadu saarantahay, dunida guudkeeda Gurmadkayga waw baahanyahay, ruux la gaasiraye Taydana ninkii igu guntadey, waw gar leeyahaye Marba gooha dhiillada halkii, igu galoollaata Karaankayga waan geyn intaan, geeri moogahay, .................................................. .................................................. .................Hadraawi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 29, 2011 desperate.com... :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 29, 2011 Wax fahan dee ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites