Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Fuad shongole oo towbad keenay + cod

Recommended Posts

Dagaal Oogaha Shabaab u qaabilsan marinhabaabinta carruurta Shabaab u dagaallanta Fu'aad Maxamed Qalaf ayaa ka laabtay hadal dano ku dhisnaa oo uu sanado ka hor u jeediyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo uu dagaal gelinayay.

 

Hadalkaas ayaa ahaa in wixii ka soo hara Shabaab ay yihiin Gaalo dilkooduna uu bannaan yahay.

 

dhawaan ayuu ka laabtay go'aankaas, wuxuuna sheegay in dadka aan la dhihi karin Riddo, aan la iska dili karin, isla markaana aysan diinta waafaqsaneyn in qofkii lagu arko Madaxtooyada la dhaho Diinta ayuu ka baxay.

 

 

halkaan ka dhageeysta iyado cod ah : http://radiomuqdisho.net/news/images/stories/barnaamijyo/warbixin_shongole.wma

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this