Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Horjoogayaasha dilayaasha iyo debshidayaasha Somalia iyo nolosha qoysaskooda.

Recommended Posts

Nuxurka Warbixintaan oo ka dhigan mid shaqsi walba lagu cadeeyn doono faahfaahin la xiriirta halka ay qoyskiisa degan yihiin,magacyada Caruurtiisa iyo xaasaskooda,wuxuu nuxurkeedu yahay in bulshada Soomaaliyeed isweydiiso,DILAYAASHA IYO DEBSHIDAYAASHA DILA,DACDAREEYO,WAX WALBA U DIIDAY CARUURTA SOOMAALIYEED HALKEE DEJISTEEN,DEGAN YIHIIN CARUURTOODA,MA WAXAY DHIBKA IYO XANUUNKA LA QEYBSADAAN CARUURTA MISE DALAL NABADA AYEY KU DUMAASHADAYAAN,IYAGOO KA WARQABIN IN AABAYAASHOOD AY DAADINAYAAN DHIIGA BERRIMAGEYDO SOOMAALIYEED.

 

Jawaabta waxaa laga sugayaa wadaniga iyo waxgaradka Soomaaliyeed.

LIISKA QAAR KA MID AH HORJOOGAYAASHA XASUUQA BA'AN KA WADO GUDAHA SOMALIA EE ILMAHOODA DHOOFSADAY-KUNA HOOWLGALA MASKAXDA AL-QAEDA.

1- Xasan Daahir Aweys –Cairo, Egypt & Asmara Ereteria.

2- Yuusuf Siyaad Indha Cadde, – Uganda, Kampala

3- Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur, — Sudan & Ethiopia

4- Axmad Cabdi Godane, —Sharjah,United Arab Emirates

5- Cabduqadir Cali Cumar, — Egypt & Turkey

6- Sheekh Xuseen Cali Fiidoow, — Egypt, Sweden, UK

7- Ibraahim Xaaji Jamac Miicaad Afqaani, — Egypt & USA

8- Cabdullahi Ahmed Yusuf, — Finland & UK

9- Sheikh Abuukar Cali, — , Finland helsink

10- Sheekh Abdirahman Xassan Xussein – Yurub & Qadar

11- Mohamed Said Atom – Denmark.

12- Fuad Mohamed Khalaf -Cairo, Egypty-

13-Yaasiin Beynax- Stockholm-Sweden

14- Maxamed Saciid Garyare-Stockholm Sweden

15- Cabdi risaaq Cilmi Xaayoow- Cairo,Egypty

16- Xasan Mahdi- Cairo Egypty

 

20 sano kadib malaha shacabka Soomaaliyeed isma su'aalin ,kumana fikirayaan waxa qasab ka dhigay inay taageeraan shaqsiyaad Caruurtooda dal nabada geystay ama ay ku nool yihiin ama iyaga laftooda wato baasabooro ajnabi.

Sidee ku yeeshay inuu Caruurtaada dilo,kuwiisana dal nabada ku raaxeeystaan.

U kac cadaalada iyo dareenka wanaagsan,kuna dhiiro inaad shaqsiyaadkaan waydiisid waxa u diiday inay Caruurtooda dhibka la wadaagaan malaayiinta ku dayacan gudaha Somalia ee ay ku dul dagaalamayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Tooshka WC: Horjoogayaasha dilayaasha iyo debshidayaasha Somalia iyo nolosha qoysaskooda.

08 Janaury 2010 Waagacusub.com-Qormadaan oo noqon doonto taxane waxaanu ku eegeeynaa shaqsiyaadka horboodaya siyaasadda daneeystenimadda Somalia iyo dalalka ay qoysaskooda ku raaxeeysanayaan.

 

 

Nuxurka Warbixintaan oo ka dhigan mid shaqsi walba lagu cadeeyn doono faahfaahin la xiriirta halka ay qoyskiisa degan yihiin,magacyada Caruurtiisa iyo xaasaskooda,wuxuu nuxurkeedu yahay in bulshada Soomaaliyeed isweydiiso,DILAYAASHA IYO DEBSHIDAYAASHA DILA,DACDAREEYO,WAX WALBA U DIIDAY CARUURTA SOOMAALIYEED HALKEE DEJISTEEN,DEGAN YIHIIN CARUURTOODA,MA WAXAY DHIBKA IYO XANUUNKA LA QEYBSADAAN CARUURTA MISE DALAL NABADA AYEY KU DUMAASHADAYAAN,IYAGOO KA WARQABIN IN AABAYAASHOOD AY DAADINAYAAN DHIIGA BERRIMAGEYDO SOOMAALIYEED

Jawaabta waxaa laga sugayaa wadaniga iyo waxgaradka Soomaaliyeed laakiin liisaska iyo qaanadaha tooshka Waagacusub waxaan ku bilaabeeynaa sidaan:

LIISKA QAAR KA MID AH HORJOOGAYAASHA XASUUQA BA'AN KA WADO GUDAHA SOMALIA EE ILMAHOODA DHOOFSADAY-KUNA HOOWLGALA MASKAXDA AL-QAEDA.

1- Xasan Daahir Aweys –Cairo, Egypt & Asmara Ereteria.

2- Yuusuf Siyaad Indha Cadde, – Uganda, Kampala

3- Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur, — Sudan & Ethiopia

4- Axmad Cabdi Godane, —Sharjah,United Arab Emirates

5- Cabduqadir Cali Cumar, — Egypt & Turkey

6- Sheekh Xuseen Cali Fiidoow, — Egypt, Sweden, UK

7- Ibraahim Xaaji Jamac Miicaad Afqaani, — Egypt & USA

8- Cabdullahi Ahmed Yusuf, — Finland & UK

9- Sheikh Abuukar Cali, — , Finland helsink

10- Sheekh Abdirahman Xassan Xussein – Yurub & Qadar

11- Mohamed Said Atom – Denmark.

12- Fuad Mohamed Khalaf -Cairo, Egypty-

13-Yaasiin Beynax- Stockholm-Sweden

14- Maxamed Saciid Garyare-Stockholm Sweden

15- Cabdi risaaq Cilmi Xaayoow- Cairo,Egypty

16- Xasan Mahdi- Cairo Egypty

 

LIISKA QAAR KA MID AH SHAQSIYAADKA MASKIXIYAN ADEEGSADAY AMA HADA ADEEGSADA MAGACA DOWLADDA KMG 2005-2011 IYO DALALKA AY CARUURTOODA SI NABADDA UGU KALA NOOL YIHIIN:

1- Cabdulahi Yuusuf Axmad, – Canada

2- Shariif Sheekh Axmad – Qadar & Turkey

3- Maxamad Abdulaahi Farmaajo – USA

4- Cabdi rashiid Cali Sharmarke – Canada

5- Aden Madoobe – Turkey & Australia

6- Shariif Xasan Sheekh Adan – USA,Emirates & Holland

7- Cabdi Kariin Jamac – USA, Virginia

8- Cabdi Nuur Sheekh Maxamad – USA, Ohio

9- Cabdi Weli Maxamad Cali – USA New York

10- Xuseen Xalane – USA,Virginia

11- Cabdi Rashiid Xaashi – Canada

12- Maxamad Cabdullaahi Oomaar – UK

13- Axmed Cabdi Salaan- Canada & USA

14- Mustafe Dhuxulow - London,Uk

15- Cali Maxamed Geeddi-London UK & Nairobi,Kenya

16- Nuur Xasan Xuseen ,London Uk

17-Cabdi raxmaan Ibbi-Molbourne,Australia

Qeybta 2-aad waxaan ku eegi doonaa horboodayaasha sar sare ee Somaliland,SSC,Puntland,Galmudug,Ximin iyo Xeeb,Central Somalia,Hiiraanland,Greenland,Waax iyo Waadi,Ahlusuna wal jameeca iyo saraakiisha Hay'adaha samafalka ku magacaaban.

20 sano kadib malaha shacabka Soomaaliyeed isma su'aalin ,kumana fikirayaan waxa qasab ka dhigay inay taageeraan shaqsiyaad Caruurtooda dal nabada geystay ama ay ku nool yihiin ama iyaga laftooda wato baasabooro ajnabi.

Sidee ku yeeshay inuu Caruurtaada dilo,kuwiisana dal nabada ku raaxeeystaan.

U kac cadaalada iyo dareenka wanaagsan,kuna dhiiro inaad shaqsiyaadkaan waydiisid waxa u diiday inay Caruurtooda dhibka la wadaagaan malaayiinta ku dayacan gudaha Somalia ee ay ku dul dagaalamayaan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

SOURCE: http://waagacusub.org/news/08.01.11.1toosh.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

abu mansuur,xassan daahir,godane sow maha kuwa Jihaadka ku baaqaya maalin ii habeen maxaa igaartooda ka maqneeysiiye fagaaraha Jihaadka?

 

ciyaalkoodana dibeda ay jiraan, ciyaalka soomaliyeed oo kalena aakhiro ay uu diraayaan halaga fikiro oo isweydiiya..

 

Hal nin ayaa jiro oo qadiyad leh waa C/raxmaan Janaqow, dagaalkii baydhabo lagu weeraraye 2 wiil ayuu uu diray, 2007dii wiilashiisa mdi ka mid ah ayaa ku dhintay Xaafada Gubta asigo la dagaalamayo dowladdii c/llahi yusuf iyo ethiopianka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

[quote=Hal nin ayaa jiro oo qadiyad leh waa C/raxmaan Janaqow, dagaalkii baydhabo lagu weeraraye 2 wiil ayuu uu diray, 2007dii wiilashiisa mdi ka mid ah ayaa ku dhintay Xaafada Gubta asigo la dagaalamayo dowladdii c/llahi yusuf iyo ethiopianka. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this