Sign in to follow this  
wyre

Allow na samata bixi

Recommended Posts

wyre   

Roob xowli ah ayaa ka socda Jeddah

shaqo lama aadi karo

korontooyinki waa la wada damiyay

 

allow naga samata bixi insha allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Aamiin.

Roob iyo koronto la'aan oo aad shaqo aadeyn miyaa ka cabaneysiin? you are lucky meel baraf badan inaadan joogin maanta.

 

Wadankeyga yaa ii tarxiila right now...heck, even BC joined the barafley provinces n territories. Meel lagu dhuunto malaha wadankaan anymore.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

You're in Jeddah? Maad Makkah / Madinah iska aadid ama buuraha Sawdah iyo Abha soo kortid. :D I like it markuu roobku bato and they have to close schools. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Somalina;683938 wrote:
Aamiin.

Roob iyo koronto la'aan oo aad shaqo aadeyn miyaa ka cabaneysiin? you are lucky meel baraf badan inaadan joogin maanta.

 

Wadankeyga yaa ii tarxiila right now...heck, even BC joined the barafley provinces n territories. Meel lagu dhuunto malaha wadankaan anymore.

Alxamdulillah ilaahey waa na sama bixiyay,

somalina dhul baraf leh waa caadi, miyaad ka war haysaa sannad hore wixi jeddah dad ku dhamaaday

BBC mawaadan ka dhageysan?

 

Hadda xitaa kan magaalo dhan baa dhulka ku darsantay, rabaq la yiraah

 

Marka allow hanooga dhigin roobkan kuwii ummadihii naga horreeye lagu halaagay

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

*Blessed;684083 wrote:
You're in Jeddah? Maad Makkah / Madinah iska aadid ama buuraha Sawdah iyo Abha soo kortid.
:D
I like it markuu roobku bato and they have to close schools. :cool:

:D makkah xilligan la joogo wuxuu difaacul madani amar ku bixiyay inaan guryaha laga soo bixin :D I even recieved the sms

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Maxay sameenayaan hadaad ku tidhaahdid maan helin sms-ka, miyaa lagu celin. Gardaro. Hadaan nafta u baqayo aniguu dhankaa kamaan dhamaadeen. Hadii kale buurahaan tiigsan lahaa. :D Illahay ha idiin sahlo. Anagu roob baan u ducaysaneynaa.. Aduunyo xaal badanaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this