Sign in to follow this  
cynical lady

Troll, Shaah, Cakes and Sheeko

Recommended Posts

wyre   

Even me I don know what weyrax stand for, heard it from sol:D

 

Malika;694145 wrote:
^Okay..
:D
masha'allah dhe!
haa iis cawriin.

 

pssst@Ngonge what is a weyrax?

have no clue what u mean meeshaas:D

 

Ha is faanin maad ka waddaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^:D, it means dont give your self an evil eye - ill yeneen kuguu diciin..lol

 

Loool@Ngonge - Xaji and his Konfurian phobias..lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

mahadsanid:D:D

 

Dadka qaar buufis waalan oo politics ah bey qabaan:D, annagoo meel kuwada sheekeysaneyno jaamacado ka sheekeeyneyno, midbaa na dhex fadhiye.

intuu soo booday buu barnaamijki aan ku jirnay naga qasay kuyeh(allaha u naxariisto m. siyaad barre a/llahi yuusufna allaha kheyr siiyo dad fiican bey ahaayeen)

 

war maxaa kugu dhacay baan weydiiye halkeed u baxday, saa meeshan buu reer hebel iyo reer hebel iney xun yihiin iyo reer hebel iney fiican yihiin:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Ngonge has issues with reer koonfur, mardanbe hadaad noogu wacdo reer koonfur meeshad joogtaan kugu imaan and taan kugu dhigo dhagey far baa la dhihi.

 

malika weyrax means when animals, specially cows go mad and need stun gun to contain them ( lama ogeyn waagi hore but it could be mad cow disease). there is another meaning which means ha igu soo degdegin/ha igu soo weyrixin/ha igu soo waalan etc

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

now usheeg the uneducated (to somali lingo) racist ngonge bal,,,his bias towards what he calls konfurian makes me angry

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

repeating such deregatory word makes you equally guilty (never seen qofkaad sheegayso)!

 

if i had little feelings i would be utterly upset

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Ever since you tricked me about that 'bac baa kugo xidhan' expression I don't trust your complaints anymore. Bax. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

N.O.R.F;694196 wrote:
^

 

Xaaji Casiir ha ku xiiqin

:D...................Norf, waad la heshay

Heeeeeello, meeshu waa cidla mayaa lagu kala tagay maanta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this