Sign in to follow this  
Kamaavi

Raysul wasaare Farmaajo oo gaadhay Addis Ababa

Recommended Posts

Kamaavi   

Madax kasocota dalalka Africa ayaa kusii qul qulaya magaala madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa si ay uga qeyb galaan kulanka shanaad ee shirka International Conference on Federalism (ICF).

 

Madaxda maanta gaadhay Addis Ababa ayaa waxaa kamid ah Raysul wasaaraha DKMG ee Somalia Maxamed Cabdullaahi farmaajo, madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame iyo madaxweynaha dalka Sudan Cumar Albashiir.

 

Madaxdan ayaa waxaa garoonka Bole international Airport kusoo dhaweeyey wasiirka shaqaalaha iyo Arimaha Bulshada Cabdifataax Sheekh Cabdullaahi iyo wasiirka Arimaha federaalka Dr. Shiferaw Teklemariam.

 

Waa socdaalkii ugu horeeyey ee Raysul wasaaraha DKMG ee Somalia uga baxo dalka dibada tan iyo markii loo magacaabay xilka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Kamaavi, after all, he is forced to compromise his stated false principles of Somaliwayn to be at least save in his interim positon and secure Meles' support. Hargeisa and Garowe do the same thing. It's business as usual and a perfect example of stoogism. You will never see him condemn Ethiopia's routine crossings of the administrative border and the harsh mistreatment of ethnic Somalis within the occupied ****** region.

 

ONLF and the Somali community must condemn our puppet leaders. Somalia shall rise one day.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji, Farmaajo waa nin dadaal badan oo doonaaya inuu wadankiisa wax ka bedelo. Nolol raaxa leh oo security leh ayuu ka soo dhaqaaqey for madfaca Xamar , atleast intaa u garta.

Teeda kale, Ethiopia is our neighbour, and no matter how much aan u necbanahay waa in aan la macaamilnaa hab ah "keep your friends close and your enemies closer", waayo, dadkeenii ayaa ku nool dhulkaas oo ku dhibaateysan, marka waxba yaan Farmaajo la aflagaadeyn. He is by far the best hope for Somalia hands down.

 

Laakiinse, as usual the haters gonna hate mar walba. Sakiin calaanjiya sida xanjada min fadlik. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

NASSIR;679901 wrote:
Kamaavi, after all, he is forced to compromise his stated false principles of Somaliwayn to be at least save in his interim positon and secure Meles' support. Hargeisa and Garowe do the same thing. It's business as usual and a perfect example of stoogism. You will never see him condemn Ethiopia's routine crossings of the administrative border and the harsh mistreatment of ethnic Somalis within the occupied ****** region.

 

ONLF and the Somali community must condemn our puppet leaders. Somalia shall rise one day.

I fully agree with you, Nassir. N Somalia shall rise today!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this