Sign in to follow this  
MAHUBSATO

Jaceyl dhab misa dheel???

Recommended Posts

Jacaylku waligiis waa jiray waxaana nahay mataano

waxaana ku Kulanaa nolosha, jacaylkU asagaa Nooma

baahna ee anagaa Ubaahan, Jacaylka waa wax soo jireen

ah ilaa iyo abuurkii xaawo Iyo aadan, Jacaylka kamaan

maarano asagana Nagama maarmo

 

JACEYLKU WAA CUDUR dawadiisuna waa qofka aad jeclaatay

oo kugu garab istaaga beerana geed laga waraabiyo

labada Dhan waxaa jira dad fara badan oo u dhintay

jacayla dadkaas oo ahaa qoomiyado kala gadisan waayo

jacaylku mayaqaan da,waqti, madaw iyo cadaan.jinsi

midna (waa lax dhukan abaar moog) dadkaas waxaa kamid

ahaa

 

Laylo

Qays

Cilmi

Hodan

Juuliya

romeo

Grendiano

 

Iyo waliba dad kaloo aad u fara badan oo aanaan

halkaan ku soo koobi karin hadaba mucaashqiintaas

geeriyootay waxaa hadaladoodii ka mid ahaa JUULI - (

do you keep aware that i abamdone eating, sleeping,

relaxing, for sake of your Adore) ROOMI - ( my love

for you has grown deeper and deeper) (my love for you

is like ashadow wich never leaves it,s owner.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this