Sign in to follow this  
nuune

Ha hilmaamin Luqadaada Hooyo

Recommended Posts

nuune   

Maxaad ka taqaanaa magacyada Geedaha ka baxa Soomaaliya, baro afkaaga soomaaliga ah, ku raaxeeso:

 

 

Ashacad

Argeeg

Askax

Baar

Baaxuur

Babaay

Badhi-booto

Bal

Balanbaal

Barde

Barkin Dhurwaa

Baxar Saaf

Beeru u eke

Beeyo

Biile

Bilcil

Bisiq

Booco

Booga Dhaye

Bugle

Buhood

Bun

Cadaad

Caday

Cagaar

Canbe

Canjeel

Carmo

Cayo

Ciid

Ciin

Cilal

Dacar

Dal

Damanyuluq

Dano

Dareemo

Dhafaruur

Dhagmaanyo

Dhamas

Dhammaajo

Dharkayn

Dhay

Dhebi

Dheen

Dhidin

Dhigri

Dhiigsaar

Dhikil

Dhirindhir

Dhunkaal

Dhurbo

Dhuundhas

Dhuur

Dhuuse ure

Dhuyac

Digir

Dixi

Doofaarqod

Doonbir

Duur

Faramog

Gaad

Gabaldaye

Gabro

Gacandhi

Gahaydh

Galiile

Galool

Gasaangas

Gawlale

Garawle

Geed Harag

Geed-hindi

Gob

Gogobe

Gomashe

Goosay

Gubtaanyo

Gumar

Gumre

Hadi

Handhurwaa

Hareeri

Higlo

Himir

Hohob

Ilgeesh

Ilko Caddeeye

Iriir

Jadeer

Jaad

Jaleefan

Jaleelo

Jarmi

Jeerin

Jiic

Jillab

Kabxan

Kariir

Labi

Liin

Liin dhanaan

Like

Maadh

Madaxbuq

Madheedh

Madheedh Qoox

Majabe

Malmal

Mandooye

Maraa

Marmar

Mawe

Mayay

Maxaansugaa

May Subag

Maygaag

Midhafur

Mirdhis

Mirimiri

Moos

Ontor

Qabo

Qadow

Qalaanqal

Qalfoon

Qansax

Qarari

Qare

Qare Dameeraad

Qaydar

Qudhac

Qundho

Raqay

Ridhmo

Sabansabdho

Salaalmaco

Sarin

Sarmaan

Sarmaanyo

Siiq

Tawaad

Timir

Tincad

Tiin

Tukelalmis

Uneexo

Urundhi

Wacanri

Wadhi

Washaaqaar

Xagar

Xajiin

Xamakoow

Xamudh

Xangeeyo

Xankookib

Xaskul

Ximre

Xoday

Xule

Xumboox

Yaanyo

Yaaq

Yamaarug

Yicib

Yucub

Share this post


Link to post
Share on other sites

Buug in la dhaho aan jeclahay Magacyada Soomaaliyed ma aqrisay? Buuggaas waxee Soomaalida u yaqaanaa ka buuxo, magacyadooda, magacyada geedaha, dhirta, miraha, xoolaha, waxa duulo, waxa badda ku jiro. Saas uma sii aqrin laakiin waa soo qaadaa qof haayo aqaanaa. Magacyada dhirta ayaaba i dilay, inta ee u kala baxaan, waligey wax aan maqlayna ku qoran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Sxn, buugaas ma hayo, soo quf aan ku dhahay macdanta ku aasan, buugaas oo kale waanba u oomanahay helitaankiisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

aad iyo aad ba u mahadsantahay Nuune - waxaan u gudbinaya arday soomaaliyeed - lakin waxaa haboonan lahad inaad tixda isugu beegti sida alifbeeta-deena.

 

sikastaba mahadsanid markale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Nuunoow aad baad ugu mahadsantahay Saxb, Soomaaligu waa bad, waana sii lumayaa isaga oo weeraar ba'an ay ku hayaan luuqadaha qalaad.

 

In la urursho, oo weliba lagu dadaalo xafididiisa waa lama huraan, mida kale , baal fiiri gabayadii qarni ka hor la tiriyey, waxaad arki in kel mado badan lumeen, ama wax yar laga si isticmaalo, waa iyana jabka luuqada ugu wacan dawlad la aanta, iyo hooygii lagu kaydin lahaa afkeena hooya oo suuray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, buuggaa kuu sheegaaye oo ah Qaamuuska Magacyada Soomaaliyeed labadaan beri guriga uu yaalay, ee caawa ayaa qeyb kasoo guurinaa. Qeybtaas oo ah inta wax, shey ama erey lagu yiraahdo ama ku saabsan timaha ay Soomaalida u yaqaanaan.

 

Magacyada Timaha

 

Baabul

Baar

Bisqin

Bulan

Bulbul

Cawaandi

Cirro

Coof

Daacuf

Deeb

Doofil

Food

Foodshareer

Gardho

Garmalayto

Gas

Guud

Halab

Hareed

Hiiro

Hool

Hoolan

Hoolaato

Hootif

Idif

Jaraf

Jareer

Joof

Jeegaxiir

Kawir

Malaas

Qoordiid

Raamo

Raan

Rifrif

Sayn

Sheexo

Shuun

Tidic

Xaad

Xoosh

Yaleex

Yalax

Yix

Yoofi

Yoos

______________

 

Qaarkood micnahooda ayaa la socdo, mar kale soo guurinaa, hadda intaas ha inoogu joogto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this