Sign in to follow this  
Ismahaan

Sharaftii Abwan sangub

Recommended Posts

Ismahaan   

Hi all!

 

Sidaa og tihihiinba abwan Sangub waa abwaan sharaf iyo taarikh dheeer ku leh fanka iyo sugaanta somalyeed. Waa nin sharaf and muctarif dadka somalidaa dhex dooda ku leh . Hadaba somalida qabyaladooda xataa hobaladii, abwaanadii iyo dadkii caanka ahaa oo somalida beey sameeyn weeyn ku yeelatey. Marka Abwan sangub oo lagu soo edeeyay fal uusan sameeyn baa waxaa laga sameeyay sheeko dheer oo taxanaa taas oo hobalad somalida dhan ka soo qaayb galeen.

 

Halkaan hoose ka dhegayso barmaamushkii iyo dadka fekradahooda ku adan abwaankaan iyo falkaan xun oo lagu soo eedeeyey:

 

shariftii Abwan Maxamud sangub

 

Ps: Adiga marka as a somali see u aragtaan falkaan xun oo lagu eedeeyay nin abwaan eh, sharah leh, oday somali eh, muslim eh?? Fekradada ka dhiibo fadlan adigoo waliba abwanka ixtiraamaya

Share this post


Link to post
Share on other sites

abwaanka waa bani aadam wuu samayn karaa fal kastoo xun, sidoo kale in been laga abuurto waa dhici kartaa.

 

arintan weji kale hadii laga fiiriyo waxa jira, wax dhaqan somali ah oo hadii la buunbuuniyo kufsi laga dhigi karo. yaa maqlay wax la yidhaa 'daboo gur', oo ka dhacaya khasaatan dhulalka baadiyaha, qofka aan fahamsanayn kufsi ayuu ku qaldi karaa.

 

haddii arintan ay run tahay oo falkan u gaystay, abwaanimo in loo ixtiraamo ma mudno oo gabadha miskiinta ah in xaqeeda lagu tunto sax ma ah, lakin hadii laga been abuurtay adoyga waa in la raali galiyo.

 

ilaahay uun baa og, waxa dhacay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faynuus   

Hadii ay jirto inuu falka ku kacay(Illahaybaa runta og) waa in la ciqaabaa laakiinse sida xaqiiqda ah waxeey ummada badankood ka dhigayaan sumcad dhigid cad oo qabyaalad su salaysan.

 

Koleey anigu runta ma ogi laakiin hadii uu gar daranyahay Illaajhay gabadha xaqeeda ha uga qaado, hadii laga xaq daranyahay waa ineey raali galiyaan la ceebeeyana dadkii ka been abuurtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaanku maaha macsuum oo khalad wuu samayn karaa waanuu ka dhici karaa ,, arinkan hadda lagu soo eedeeyayna in isaga loogu jeedo in lagu xumeeyo way dhici kartaa inuu dee khaldamay ilayn waa bani'aadame na way dhici kartaa.

 

Sida kele waa abwaan ixtiraam iyo qaddarin ka mudan qof kasta oo soomaali ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Haduu odayga ahaa (waadhihi lahaa 'yahay' laakiinse iima aha aniga) abwaan sharaf iyo taariikh dheer ku leh fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, ma waxey la micnatahay waxaan lagu heysto inuusan sameyn ama sameyn karin? Sheekoy ku nacay, bey tiraahdaa islaan aan aqaano markaanoo kale...

 

Gabadha iyo isaga mo'oyee, alle uun baa og' runta...Lakiin sidaan u arko, hadaanan wax cadeyn ah lagu heysan, uuna is hubo inuusan sameyn 'falkaan xun' inuu cararo ma eheyn...

 

Waxaana wax kasto iigu sii daran, Soomaali say wax ukala gadiso...Aloow ale...Wax kasto 'qabiil' uun baa ku lug leh mala'is yiri? Sheekoy ku nacay marlabaad iyo sadexaadba...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Odayga waa abwaan wayn,waxba badana ku soo kurdhiyay fanka, laakinse bani aadam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by nuune:

Odayga habarta la saar baan maqli jirey!

Acuudubilaah!!! Oo muxuu odayga habarta usaaran yahay? Iyaah...Unukaaba sheeko aragnay... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

JB, adna waxbaa is fuula unbaad dhahdaa markaan ku arko, quraanjaa is fuushay xataa waad oran iyo qaabkey isu abaahiyeenba

 

 

Koolo, odeyga habarta wax loo saar, waa maahmaah ama oraah Soomaali oo loo isticmaalo qof qof kale iska daba dhigto ama Ilaahay ku salliday smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa dhab oo qudhaanjo way is fuushaa laakiin qaabkay isu abaahiyaan ma sheeki karo oo weyneyso ayaaanan haysan aan ku eego ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this