Sign in to follow this  
MZanzi

Afkena maxaa nodiday??????????????

Recommended Posts

MZanzi   

og moti walalo markii horeba aniga dhib mawadin topic gabartaanah maba aqaan sida ay wax ufahanto ee bal hadad is fahmeysaan tartiiba kudheh bal,

 

aniga meeshaan waan kucusbahay oo mar hore ayan user kanoqday lakiin mal mahaan kahor waxba maba soo post gareyn mana soo dhex galin meshan lakiin gabartaan waba ila qadey cawa kaliyah labo topic an islaheyna waba isku qastay ee walakis bal tartiiba dheh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

S/ALAYKUM

 

Hibo walaashiis horta anigu waan kula kaftamey, mana i fahmin, laakiin , hadii aad iga xanaaqdey walaashiis cafis iyo masaamax, aniga hurdaan u socdaa ilaah yaa og inaan soo kici doono berri, marka cafo iyo masaamax, ok walaashiis. also walaal , frankly speaking Lucky is a wonderfull person walaahi so take it ezy with the good sister, she means no harm , she is sweet and lovely, ok, chill ppl and habeen wacan, am out . good night see u all 2morrow.

 

c/salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
African   

Hibo I see that ur having the same topic of discussion in 2 forums, I have already responded to u in the women’s forum.

 

Follow ur own advice sister

 

Originally posted by Hibo Nura

dadka forumkaan kuwada jiro inay kasayaan sida afsomaliga loo qoro
some reasonah
aysan rabin inay kuqoraal

Originally posted by Hibo Nuro

illmatic wa runtay been mahan kuligeeen ama badankeen qofan kaseyn sida afsomalia loo qoro anba jirin marka aan
relistic
noqono

Correction: The tiltle of ur topic should be written like this; Afkeena maxaa inoodiiday & not Afkena maxaa nodiday

 

PS: If i come across as harsh I apologise, but sis I didn't like the way u patronized Lucky unnecessarily though she attempted to tell you that she cannot write Somali well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

ACWW Walashis H.Nura-magac cajiib aa labaxday...Soo dhawow oo soodhaaf.

 

Mid labaad, Qof oo wadani ah ayaa Jileesaa-taasuna waa INTERESTING.

 

Sadaaxad-Qof kaftanka kubadiyo ayaa Tahee taasnu bal isku sacbi...lol..

 

Walaal meesha waa Forum ,Ciyaal skoolka dhigto oo Lucky Ka mid ah ayaa jiro oo wadanka kasoo tagay ayakoo fursa school ku aado anan helin--Its not there fault.

 

Waxaa kaloo Jooga Dadku aniga camal ah,OO sujuu ah oo afsomaliga GAJA GAJA Ku yahay-marka Diidmo maba aha weexba katay Aqoon la'an xaga qoraalka af somaliga---Also waxaa kala meesha soo galo Dad Ajnabi ah, i have freinds oo cadaan ah ,etoobian,madow,carab iyo bakiistanin badan..marka waa sidaa!..marka xarfaanta--kadaa dee sidaa Yaah :D --barasho wanagsan and looking forward inaa ingirska kuhadasho :D

 

African-LOL...Grammer cop eh?

Share this post


Link to post
Share on other sites
LuCkY   

Thankz Zakariye,African and Lakkad for understanding where i was coming from. :D

 

 

Oh By The Way Mizz Thang!I didnt come here to harass you as you cLaim because you are a newbie aight? rofl0000.gifALL the nomads in this pLace are weLL aware of that---i dont pick on peopLe or LOOk for troubLe.I was onLy debating with you...maybe you cant understand what debating is but i wiLL have you know that it does happen a Lot in this forum. So you can either continue to discuss this topic in a rationaL manner or forget it.

 

This isnt 'LaLaLand' thus everybody isnt gonna agree with you or see things eye-to-eye with you.And if that was your expectation then you need to get in touch with reaLity. :rolleyes: :rolleyes: :rolleyes:

 

 

My words arent meant to be Defensive. I dont get mad( :mad: ) or attack peopLe over petty things.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Changed   

yow suga nooh naagta ana u shekeynaya somaliga jabtan hada rabtid wala so gura lakiin qof fahmayo majiro nooh , yaqay dadka qarkood somaliga ku adag , me my self cant read somali, it takes me forever to read somali , i can only read the messed up somali(my somali only) the somali u(hibo nuuro) and other write is hard for me to read. but i can write a little smile.gif .got it ,

 

lucky sis i agree we all cant write somalia, i understand ;)

lol..mama african will not let anyone bully her kids i like that icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

miz-unique naa idhageyso midaas waa mid kuutaal ee sidad hadaba wax usoo qortay ama iska amu blaah blaaahda dee

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Zakariye tnagiyuu walalo lakiin waxan kuweydiiyay shaqo radis maa tahay,,,haa hadey taahy shaqo meel lagu shegay an kuhayaa ee bal soo dhaqso yaysan kaa buxsamine shaqadana mahan isku soo bood waa mid u baahan aqoon looooooool smile.gif;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum

 

hibo walaal ,i know in aad i caawimayso baryahan dambe illaa iyo 4 sano ma aan shaqayn , guri joog baan ahaa. Hadii aad shaqo meel iigu ogtahey , ha iiga sheegin dadka kale ee iigu sheeg private walaal. LoL ma i fahamtay walaal

 

c/salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Lool Zakariye ar midaan maahan mid dad badan qadaneyso waa buuxdaa marka adiga le ku arkay oo say tahay shaqo u rabo marka waxan is iri yarta caawi oo shaqo bal si dag dag ah igu soo radi lol

hana kacabsan dadkaan inay kaaa hortagaan ama ay kaa qataan ee bal bisinka mar oo is daji shaqadaana intixaano badana aya kahoreyo pravitekaanah markan meshan so galay aba laiga habaray oo laigu yiri haba isku galin magaratay ee wax kalle mahan okzz

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum

 

Hibo Hibo Hibo, adiga war malaagaaga reynaayo, sidaas daraadeed, bal adaan kuu dhaafay oo go'aan noo soo gaar kadibana ila soo socodsii meesha aan u leexin lahaa markabka. Lol hadii aadan fahmina ilaah ha kuu naxariisto walaashiis .

Habeen wacan aniga waan sii socday nabadgelyo kulli.

.

c/salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Changed   

naa ha i dhihin naarta ka na naa leeye redface.gif , and who u are u to talk about the somali youth when u are the perfect example of what these people are running from::::::::::isku ma jeede islam laaye , redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this