Sign in to follow this  
Golden Girl

Ma Ogtahay Walaasheey Muslimadda Aheey?

Recommended Posts

ma ogtihiin in aynu haysano fursado badan oo in aynu ka faa'idaysano tahay aadna u sahlan oo u fudud

 

Ma Ogtahay Qofki ilaaheey waafajiyaa inoo oo cibaadeysto habeenka laylatul Qadarka ineey habeenkaas cibaadaeeda ka khyr badantahay 83 sano cibaabadeed(1000 bilood)

 

ma ogtahay qofkii sooma 3 maalmood bil/shahar kasta in uu la mid yahay sida qof cumrigiisa oo dhan soomana

 

Ma Ogtahay in dadka sooma (farad+ sunna) eey leeyihiin albaab la yiraahdo baabu rayaaan oo eey ka galaan Dadka sooma kaliya.

 

ma ogtahay qofka u sooma 1 maalin Ilaahay dartiis in Ilaahay cadaabta jahanama ka fogeeyo 70 sano

 

ma ogtahay qofki u danbi dhaaf dalba muuminiinta iyo muuminaatka in Ilaahay qofkaas u qoro hal xasanah min qofkasta

 

ma ogtahay qofkii wayseesta ka dibna yidhaada ( ashhadu an laa ilaaha ila allaah waxdaho laa shariika laho wa ashhadu ana maxamadan cabdaho wa rasuulaho ) in Ilaahay u furo 8 albaab ee janada oo la yidhaado ka gal midaad doonto.

 

Ma Ogtahay hadaa Aqrisatid(allahumma inni asbaxtu ash-haduka wa ash-hadui xamlata carshika wa malaaikatika wa jamiica khalqika bi annaka antal laah laailaaha illaa anta wanna muxamaddan cabduka wa rasuuluka 4 jeer) in ilaaheey ka xoreeyo qoortiisa naarta maalinkaas.

 

Misene Ogtahay in Allahumma yaa muqalibal Quluub thabit Qalbii Calaa diinik eey eheed mid ka mid ah ducooyinka ugu badnaa ee ku duceysan jiray Rasuulka SCW(sidee umu salam noosoo warisay)

 

Ma Ogtahay walaasheey mumindda eheey in hadii aad ku sallisid nabiga SCW 1 jeer oo alle kugu salinaayo 10 jeer. Mase ogtahay in hadii Alle dartiis wax aad uuga tagtid in ilaaheey badal ka fiican ku siinaayo..

 

Ma ogtahay in Rasuulka SCW ku yiri nin asxaabtiis ka mid ah, waa ku jeclahay hebeloow ee badi ducadda allahumma acinni calaa dikrika wa shukrika wa xusni cibaadatik salaadkasto kadib.

 

MA oGTAHAY ukhtil Muslima ducadda lagu ducesto adigoo sujuudsan ineey ka midtahay midda alle uugu jecelyahay loona aqbalid badan yahay, mase ogtahay in markastoo aad ilaaheey dartiis u sujuudda in alle darajo kor kuusii qaadayo?

 

 

Wabillah At-tawfiiQ

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this