Sign in to follow this  
sYric-STiPHuLLa

cutest kids(courtesyMARKACADEEY.COM)

Recommended Posts

cabaaas_sujaac1.jpg

Waa afar caruur Somaali oo mataano ah oo ku dhashey magaalada Jeddah ee wadanka Sacuudiga. Waxayna kala yihiin sedex wiil iyo gabar waxayna hadda jiraan 7 bilood. Aabe Cabaas Sujaac iyo hooyada caruurta aad ayey ugu faraxsanyihiin mataanaha u dhashey. Waxaa hadda ka hor sidoo kale u dhashey 7 caruur mataano ah laakin nasiib darro kulligoodba waxay dhinteen marka ay dhasheen.

 

if u can't understand the above

 

it's 4 kids all twins yes there somaali one of them is a grl.!!!

MASHA'ALLAH....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this