Sign in to follow this  
QabiilDiid

What a noble position taken by Duke’s cousins!

Recommended Posts

Castro   

Noble indeed.

 

This is referring to the major Puntland clan:

 

Dood dheer iyo falanqayn kadib waxay isku afgarteen in aan laga aamusnaan karin fal gaboodka iyo xasuuqa ay ka geysanayaan magaalada Muqdisho ciidamada cadawga ee ETHIOPIA & damiirlawayaasha u adeega.

I always had a hunch that the Generale was more of a mutation than the norm. :D

 

This is indeed a blow to anyone who supports the puppet regime.

 

Not in our name, they said loud and clear.

 

Waxaan u tacsiyeynaynaa dadkii Soomaliyeed ee lagu xasuuqay magaalada Muqdisho & kuwii ku barakacay & kuwii ku dhawacmay.

 

Waxaan si cad uga soo horjeednaa sida xaqdarada ah ee gumeystaha ugu soo duulay dalkeena.

 

Waxaan ugu baaqeynaa ummada Soomaliyeed in si wadajir ah dalka & diinta loo difaaco, lagana qayb galo dagaalka looga xoreynaayo dalka gumeystaha & u adeegayaashiisa.

 

Waxaan ugu baaqeynaa dhalinyarada walaalaheena ay soo qaldeen damiirlawayaasha Tigreega u adeega inay ka baxaan dagaalka lagu xasuuqaayo walaalahayaga Soomaliyeed, ayna la saftaan xoogaga difaaca dalka ee halganka ka wada magaalada Muqdisho iyo dhamaan dalka.

 

Waxaan ugu baaqeynaa ciidamada gumeysiga Ethopia ee sida sharcidarada ah u soo galay dalkeena inay si dag dag ah oo aan shuruudi ku xirneyd uga baxaan Soomaaliya.

 

Waxaan cambaareyneynaa xasuuqii iyo duqeyntii ay u geysteen diyaaradaha Mareykanka, Ethiopia & Kenya dadka Soomaliyeed ee ku dhaqan gobalka J/HOOSE.

 

Waxaan garab taagan nahay walaalaheena Soomaliyeed ee halganka kula jira ciidanka cadawga ah ee dalka ku soo duulay.

 

Waxaan beesha caalamka ugu baaqeynaa inay soo faragaliyaan mashaakilka ka taagan Soomaliya,ayna si dag dag ah gurmad bini aadanimo ahna la garaan dadka lagu xasuuqa magaalada Muqdisho,iyo kuwa soo barakacay ee ku nool gudaha dalka ee dhibaateysan ee aan heysan nolol iyo nabad.

 

Waxaan si cad uga soo horjeednaa qabsashada ciidamada cadawga ee qabsaday dalkeena guud ahaan min Raaskambooni ilaa Loowyacade.

 

Waxaan si buuxda kalsoonida uga la noqonay oo aan horeyna u diidnay dowlad ku sheega naxashka saran ee ku timid gacan ku rimiska cadawgeena ETHIOPIA IYO KENYA, si dalka loogu qabsado damiirlawayaal u adeega oo muuqa ka ah Soomali balse fulinaaya danaha cadawga uu ka lee yahay dalka , dadka iyo diinta.
:D

Bravo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this