Sign in to follow this  
OLOL

A bombing in Ambasador Hotel Kills A Traitor General

Recommended Posts

OLOL   

Gawaari uu la socday Ina Libaax San Ka Taabte oo miino lagu qarxiyay

Posted to the Web Apr 02, 14:23

 

 

Aayaha.com, Isniin, 02 April 2007 - Qarax aad u weyn ayaa lala beegsaday gaari uu saarnaa sida la sheegay Jen. Cabdullaahi Cali Cumar (ina libaax san ka taabte) xilli uu kasoo baxay hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho.

 

Gaari qafilan iyo laba gaari oo tikniko ah oo midna hor socdo midna daba socdo ayaa la sheegay in ay kasoo baxeen hotel Ambassador ee agagaarka KM4, waxaana markey wax yar socdeen gaarigii dhexe lagu qarxiyay miino kuwa dhulka lagu aaso oo gacanta laga xukumo ah.

 

Gaarigii qaraxa loo geystay ayaa la sheegay in uu bas beelay, mana la garanayo khasaaraha nafeed ee halkaa ka dhashay.

 

Warar lagu kalsoon yahay oo Aayaha.com kasoo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu mid kamid ah sadexda gaari saarnaa Jen. Ina libaax san ka taabte, balse lama garanayo in jeneraalku halkaa dhibaato kasoo gaartay.

 

Jen. Ina libaax san ka taabte ayaa kamid ah shaqaalaha Tigreega ee howsha xasuuqa ah ka wada caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

 

Aayaha.com

Editor@aayaha.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this