Sign in to follow this  
contraflow

Two Bomb Explosions in Bosaaso

Recommended Posts

There are people working really hard to make Bosaso an insecure city.

 

Qaraxyo bambaano oo ka dhacay bangiga iyo khasnadda dekedda magaalada Boosaaso

Boosaaso - 16.June.2005 Waxaa habeenimadii xalay bambaanooyin lagu weeraray bangiga magaalada Boosaaso iyo khasnadda dekedda magaalada, waxana weerarkaas ku dhaawacmay ugu yaraan hal qof.

 

Weerarkan bambaano ayaa waxaa sidoo kale dhaawac ka soo gaarey laba baabuur oo uu lahaa bangiga magaalada Boosaaso iyadoo sidoo kale uu bamkani dhaawacay gidaarka wasaaradda dekedaha iyo kalluumaysiga.

 

Bam gacmeedka hore ayaa waxaa laga soo tuuray dhabarka dambe ee dhismaha khasnadda dekedda magaalada Boosaaso waxana la sheegay in ay ahayd bamnaanada gacanta laga tuuro nooca loo yaqaanno F1.

 

Labada bam ayaa waxaa u dhexeeyey muddo saacad ah, iyadoo midka hore uu ku qarxay bangiga magaalada Boosaaso, halkaas oo ah goobta uu ku dhaawacmay nin ka tirsan ilaalada bangiga kaas oo haatan lagu daweynayo cusbataalka gaarka loo leeyahay ee Barkhadle ee magaalada Boosaaso.

 

Ilaa iyo haatan lama garanayo ciddii falalkaas geysatey, balse booliiska magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay u qabqabteen falkaas shan qof oo lagu xiriirinayo qaraxyadaas.

 

Booliiska magaalada Boosaaso ayaa maanta ka wada gudaha magaalada baaritaan weyn oo arrintaas ku saabsan, guddoomiyaha gobolka Barina, Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo), waxaa uu shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xarunta maamulka gobolka Bari ku sheegay in adkaynta nabadgelyada la sii laban laabi doono.

 

Guddoomiyaha gobolka Bari, waxaa uu dadweynaha ka codsaday in ay maamulka kala shaqeeyaan isla markaasna gacan ku siiyaan adkaynta nabadgelyada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

contraflow ...

You gonna get targetted by some just becouse you´re beeing too self-critical ;)

 

Just replace the Name Bosaso with Mogadishu or Kismayo and you´ll get ya ... kissed .

 

What is it that you wanna change in Puntland?

  • The leadership
  • The power concentration on Qardho/Bosaso
  • The curroption

What do you think these ppl(they sure are protesting in their own ways ) WANT to change?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawralo   

They are protesting alright, and what a way to change their situation. A bit like their fellow hooligans in Muqdishu, and their little protest against the late Siyaad Barre. A cruel dictator, yes, but exactly what did they gain from their protest? Lets be pragmatic, these terrorists in Boosaaso will not change the situation to the better. I'd rather live in Muqdisho under the reign of Barre than the reign of the "protesting" bandits.

 

Ilaaheey ha naga dhowro teroristyaasha. Aamin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I want to get rid of the corruption and I want the leaders to rule fairly wihout favouring any clan over the other.

 

However I believe that whoever was behind these bombings did it for individual gain. If people want to make change they have to learn to react to things and get results without violence. Bombing is definitely not hthe answer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Good points made, however Bossaso stability will not change because of this criminal act. Indeed Puntland suffers greatly as like other parts due to the prolifiration of small arms. However the leadership its best and must be supported.

 

Anyhow good topic and an important issue for everyone. How to get these wepons away from the general public.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this