Sign in to follow this  
Xudeedi

Insecurity Stemmed From Clan Enmity; The Case of Galgala, Bosaso and Dhahar Episodes

Recommended Posts

Xudeedi   

First of all, may the victims of all 3 tragic episodes find allah’s mercy. With-in hours of time-frame, 2 died and 8 wounded in a skirmish that took place in Balikhadar town of Western Bari. 1 Garowe official was assassinated in Bosaso. Lastly, 2 civilians were assassinated and 1 wounded in Haylaan regional capital, Dhahar city. Over and over, these episodes further point to the failures of Garowe clan administration. Further tragic consequences will spill over if indications of root causes are bypassed or ignored.

 

The slight stability that Northern Somalia enjoyed could crack and alter easily if the administration in Garowe is seen more as exclusionary, corrupt and is unmasked to its true identity as an illegal clan concoction. Traditional elders must intervene and utilize customary laws and tradition to enforce mediation between opposing groups in Bari region.

 

 

Askar ka Tirsan Puntland oo Geeriyooday Qarax Lagula Eegtay Tuulada Balli khadar ee Gobolka Bari

 

Arbaco, 06 October, 2010 (HOL)- Labo askari oo ka tirsan cidamada Puntland ayaa geeriyooday kuwa kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax lala eegtay gaari nooca dagaalka ah oo ay wateen,waxaana qaraxa uu ahaa mid dhulka loogu aasay.

 

Ciidamada geriyooday ayaa isugu jiray Daraawiishta iyo Birmadka ,waxaana halka lagula eegtay qaraxan lagu magacaabaa balli khadar oo ku dhow Gal-Gala.

 

Dhaawaca askarta oo gaaraya 8 askari ayaa maanta la soo gaarsiiyay cisbitalka Bosaoso si xaaladooda caafimaad loo dabiibo,waxaana la sheegay in qaar ka mid ah askarta ay xaaladooda aad u liidato.

 

"Askartan waxey ku soo dhaawacmeen qarax lagula beegsaday Balli Khadar ,hadana waxaa lagu mashquulsanyahay la tacaalida xaaladooda " ayey Fartuun Maxamed oo ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee cisbitalka Bosaso.

 

Ma jiro masuul ka tirsan dowlada oo ilaa iyo hada ka hadlay qaraxa lala beegsaday askartan oo noqonayaa kii sedexaad oo ciidamada Puntland lala eegtay mudo sedex bilood ah.

 

Tuulada Balli Khadar ayaa ka mid ah goobihii horay ay ugu dagaalameen ciidamada Puntland iyo kuwa uu hogaamiyo sheekh Maxamed Siciid Attam ,waxaana la aaminyahay in miinadan ay arimahaasi la xiriirto.

 

Dhinaca kale waxaa maanta bartamaha magaalada Bosaaso lagu toogtay askari ka tirsan qaybta canshuuraha ee dowlada hoose,waxaana dalkiisa fuliyay dablay hubaysan oo aan ilaa hada gacanta lagu soo dhigin.

 

Dhanka kale, hal qof ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen shaqaaqo maanta ka dhacday deegaanka Dhahar ee gobolka Sanaag, kuwaasoo loo dilay aano beeleed, waxaana laga dareemayaan deegaankaas xiisado colaadeed.

 

Faisel Maxamed Hassan,Hiiraan Online

Boston@hiiraan.com

Boosaaso,Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Bosaaso:-Akari la dilay iyo Kuwa Miino Ku Qarxday GalGala

October 6, 2010

By Admin

Wararka aanu ka helayno Bosaaso ayaa sheegaya in 8-Ruux oo dhaawac ah la Keenay Rugaha Caafimaadka Bosaso kuwaasi oo ku soo dhaawacmay Qarax Miino oo Loogu Aasay Meesha lagu Magcaabo Bale Khadar oo Dhanka Bari ka xigta Degmada Galgala ee uu Fadhiisanku Leeyhay Maxamed Said Atam.

 

 

Ilo Xo Go Gaal ah ayaa sheegaya in Hal askarina saaka lagu dilay Bosaaso kaasi oo ahaa Waaxda Cashuuradka Dawlada Hoose, Lama Yaqaan cida dishay Basle waxa loo Xaglinayaa inay Salka ku hayso AAno Qabiil oo ka dhex Aloosan Labada Beelood oo dhawaanahan Bosaaso is Bar Tilmaameedsanayay.

 

Guud ahaan Bosaaso oo ah Isha Ganacsi ee PL ayaa degan Mana Jiraan wax dhiila Colaadeed ah oo oogan Saaka.

 

Last News Ka dheeho GalGalanews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

9840.jpg

 

Dagaal ka dhacay maanta deegaanka Bali Khadar ee galbeedka gobolka Bari............

 

Boosaaso: Dagaal ka dhacay deegaanka Bali Khadar ee galbeedka Bari ayaa dhexmarey kooxda Sh. Maxamed Siciid Atam iyo ciidamada PIS ee Puntland. Dagaalkan ayaa wuxuu socday mudo laba saacadood ah ayaa sida ay goob joogayaal soo wacay idaacada SPR u sheegeen in goobtaasi ciidamda PIS ta looga gubey gaari tiknika ah.

 

 

Isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa la keeney 9 nin oo dhaawac ah kuwaasoo isugu jira dhaawac culus iyo mid fududba. Mar aanu la xiriirney maamulka Isbitaalka oo guud ahaanba ka gaabsadey in ay ka warbixiyaan dhaawaca la keeney isbitaalka.

 

 

Dhanka kale mar aanu la xiriirney Gudoomiyaha ciidamada Sh. Maxamed Siciid Atam oo lagu magacaabo C/raxmaan Gurxan ayaa inoo sheegay in dagaalkii maanta ay ku dileen 6 qofood dhowr iyo tobona ay ku dhaawaceen. Sidoo kalena sheegay in ay xagooda soo gaarey laba dhaawac ah oo kaliya.

 

 

Axmed C/casiis

 

 

Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

9839.jpg

 

Dhahar (SPR): Dabley hubeysan ayaa saaka barqanimadii waxay rasaas ooda kaga qaadeen sadex nin oo watey gaari, laba ka mid ahna ay ku hubeysantahay qoryaha fudud isla markaana dhex maraaya bartamaha magaalada. Qaar ka mid ah goob joogayaashii ku sugnaa halkaa ayaa waxay idaacada SPR u sheegeen in ay labadan kooxood markii hore muran dhex marey, kadibna ay rasaas isku weydaarsadeen goobtaasi.

 

 

Dableydii rasaasta furtey ayaa ahaa kuwa socota ah isla markiina goobtii ka wareegay. Shacabkii ku sugnaa ayaa waxay nimankii ka qaadeen goobtii kadib markii ay mid ka mid ah isla goobtaasi uu ku naf waayey labada kalena dhaawocooda loola cararey hospitalka Dhahar, ayaa midkii labaad dhintey qadar kadib Allaha u naxariistee.

 

 

Maadaama ninka dhaawacmey iyo kuwa dhinteyba ay kasoo jeedaan deegaanka Qardho ayaa waxaa magaalada Dhahar soo gaarey Odayaal dhaqameed kasoo jeeda degmada Qardho si ay arinta u ogaadaan. Si kastaba ha ahaatee, lama garan karo sababta ka dambeysay is maandhaafkan ka dhex aloosmay labadan kooxood, inkastoo dadka intiisa badan ay leeyihiin waa is af garan waa, qaarna ay leeyihiin waa aano horey uga dhexeysay.

 

 

Jaamac Nuur

 

 

Somali Public Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Koox Dabley Ah oo Dil iyo Dhaawac Ka Geystey Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan

October 6, 20100 comments| leave your own!Wararka ka imaanaya degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa sheegaaya in halkaas maanta dil iyo dhaawac loogu geystay dad rayid ah.

 

Axmed Yuusuf Doonyaale oo ahaan jirey Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland oo u waramaayay warbaahinta Horseed Media isagoo ku sugan degmada Dhahar ayaa sheegay in dhimashada halkaas ka dhacdey ay gaareyso laba qof dhaawucuna uu yahay 2 nin. Wuxuu sheegay in dilkaas dadkii geystay xilligaan lagu daba joogo isla markaana ay rajeynayaan in ay soo qabtaan dhowaan.

 

Labada nin ee dhintey ayaa ahaa walaalo waxaana magacyadooda lagu sheegay Siciid Shire Cartan (Jeenicad) iyo Maxamed Shire Cartan (Jeenicad), waxaana ay ka mid ahaayeen koox reer miyi ah oo sahan u ahaa xoolahooda iyaga oo daba joogey roobab la sheegay in ay ka da’een baadiyaha Qardho dhanka galbeed kaga beegan.

 

Waxaa isla maanta ka baxay magaalada Qardho ergo odoyaal ah, kuwaas oo horey u soo qaadey raga dhintey iyo nin dhaawac ah oo dhaawiciisu aad u darnaa, waxaana isla maanta lagu duugey magaalada Qardho.

 

Dableyda dhibta geystey ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwo aano doon ah laakiin ku qaldamay nimanka ay dileen, kuwaas oo ahaa kuwo aan waxba galabsan, waxaana hadda arinta ku jira odoyaal labada dhinac ah.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Labada nin ee dhintey ayaa ahaa walaalo waxaana magacyadooda lagu sheegay Siciid Shire Cartan (Jeenicad) iyo Maxamed Shire Cartan (Jeenicad), waxaana ay ka mid ahaayeen koox reer miyi ah oo sahan u ahaa xoolahooda iyaga oo daba joogey roobab la sheegay in ay ka da’een baadiyaha Qardho dhanka galbeed kaga beegan.

Attacking poor rural animal herders thats brave!

 

Puntland needs to take the fight to Dhahar now, after making Atam flee from Galgala.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Originally posted by Thankful:

quote: Labada nin ee dhintey ayaa ahaa walaalo waxaana magacyadooda lagu sheegay Siciid Shire Cartan (Jeenicad) iyo Maxamed Shire Cartan (Jeenicad), waxaana ay ka mid ahaayeen koox reer miyi ah oo sahan u ahaa xoolahooda iyaga oo daba joogey roobab la sheegay in ay ka da’een baadiyaha Qardho dhanka galbeed kaga beegan.

Attacking poor rural animal herders thats brave!

 

Puntland needs to take the fight to Dhahar now, after making Atam flee from Galgala.
Shows the lame ambitions of an SSDF character. :D Nin daad qaaday xumbo cuskay. Puntland is begging foreigners to aid them with a strugle against a sub-sub clan of Western Bari. Puntland to attack Dhahar is only a cowards wish. May allah shower mercy on the dead.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

I never understand your need to insult people over the internet Xudeedi. It's strange to say the least.

 

If the sub sub sub sub sub sub clan was actually involved in this we both know Puntlands vice President and interior minister would not have toured Atoms base a day after the battle.

 

Look, you will always ignore this question and will change the topic immediately, the question is.....please provide us with an image of Atom and if you can not tell us why?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gallad   

Originally posted by Thankful:

Puntland needs to take the fight to Dhahar now, after making Atam flee from Galgala.

Poor lad :D adhiga iyo xudeydi qabyalad ayay idhinkaga so hartey. This tribe should be eliminated and this tribe should fight. iska waregsada sometimes nooh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Gallad, this has nothing to do with tribe, that's just an easy scapegoat, Atam has absolutely no support from the local community, you can see proof of this when they are celebrating victories in tournaments which are hosted by Puntland government officials in their region.

 

Also, I specifically said Puntland, and as you know the General who lead the military offensive in Galgala is from Eastern Sanaag. So explain to me how this can be about tribe? If Atam wants to attack people in Dhahar (which we know he is the prime suspect) then the military must go there and confront him.

 

Bosasso and Galgala have been cleared of terrorist Atam and his criminals and now we need to do it in other places he might hide.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gallad   

Thankful: According to the sources am reading, atam has nothing to do with Dahar incident. Yes i heard he has something to do with the explotion incident by Galgala area, i dont remember the name of the village.

 

People who died in dahar today was "ano qabil", you said Puntland should declare a war against Dahar.

 

Your statement itself tells me that you want to attack the people of Dahar... Not Atam. you clearly said Puntland should attack Dahar after they finish with Atam. stand for what you blieve and dont flip flap.

 

Anyway, somali unba timaneyso. Alaha u naxaristo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Attacking poor rural animal herders thats brave!

 

Puntland needs to take the fight to Dhahar now, after making Atam flee from Galgala.

That's what I said! We made Atam flee from Galgala now the violence is reaching Dhahar and we need to take the fight there and make him flee again!

 

This all has everything to do with Atam, regardless of what your "sources" want you to believe! He made it clear he will cause hit and run tactics!

 

We made Atam flee from Galagala now we need to make him flee from Dhahar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gallad   

With all your respect, I dont wanna argue, but puntlandposy which is one of your sources say that it was "ano qabil".

 

And last time I knew Atam was near Galgala making damages. I remember you told us that Puntland controls Dhahar and the ministers stay there. You are telling me now he is the one who is doing the killings in Dahar and he is in Dahar?

 

Wey ka werertey this time. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

If you dont want to argue thats cool!

 

Of course Atam can't be everywhere, Bosasso, Galgala.....it's obvious I mean his network of criminals. Of course he is not he one doings all the road side bombs and targeted killings.

 

Anyways, this is not about Qabiil, if it is then we can expect revenge attacks like we did in Ufeyn right? If not then it was not qabiil?

 

Atam is trying to cause instability, he is a criminal that refuses to show himself in public and has admitted to wanting to see Puntland, Ethiopia and the U.S defeated!

 

I wish we were less inclined to always make things into a clan thing!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this