Sign in to follow this  
BN

Education in Nugaal

Recommended Posts

BN   

Waxbarashada dadka Waawayn ee Garowe

 

Axmed Kismaayo

BBCSomali.com

 

Mashruuc la xiriira horumarinta waxbarashada dadka waawayn oo loogu tala galay in ay ka faa’idaystaan dad ka badan 1500 oo qof oo ku nool gobolka Nugaal oo aan awood u lahayn inay wax akhiriyaan waxna qoraan, ayaa lagu soo bandhigay magaalada Garoowe.

 

20041023120412waxbarasho203.jpg

Waxbarashada dadka waawayn

 

Mashruucan, oo loogu tala galay muddo sannad ah, wuxuu haatan socdaa toddoba bilood, isagoo si rasmi ah uga hirgalay 11-goobood oo ka tirsan degmooyinka Garoowe, Burtinle, Dangorayo iyo tuulada Sinujiif oo dhammaantood ka wada tirsan Gobolka Nugaal.

 

Mashruucan, oo ay fulinayso hay’adda ADRA, waxaa maalgeliyay dawladda Denmark Dadka ilaa iyo hadda ka qaybgalay waxay gaarayaan 1,270 qof oo isugu jira rag iyo dumar ay da’doodu ka wayn tahay 15-sano.

 

 

http://www.bbc.co.uk/somali/news/story/2004/10/041023_puntland.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this