Sign in to follow this  
General Duke

Courts: the new lie.

Recommended Posts

Markii Ugu Horeysay Golaha Maxaakimta Islaamka Oo Shaaciyay In Ay Hayaan Maxaabiis Ithobiyan Ah.

Posted to the MOL October 20, 2006, 8:58 am

 

 

Muqdisho(MudugOnline)Guddoomiyaha Fulinta ee Golaha Maxaakiimta ayaa laga soo xigtey isaga oo u warramayey warfidiyeenka in ciidamada maxaakiimtu ay gacanta ku soo dhigeen oo ay maxaabiis ahaan u hayaan 2 ka mid ah ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee ku soo xad gudbey degaannada Soomaaliya.

 

 

Sida ay sheegtey Idaacadda BBC-da Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa warqadihii aqoonsiga ahaa ee maxaabiista Itoobiyaanka ahaa tusuyey weriye ka tirsan BBC-da, warqadahaas ayaa la sheegey in ay ku qornaayeen af-Amxaari.

 

 

Guddoomiyuhu ma uusan bixin tafaasiil dheeraad ah oo ku saabsan ciidamdaas uu ku sheegey inay yihiin Itoobiyaan ee la soo qabtey, halka laga soo qabtey iyo weliba waqtiga ay soo qabteenba.

 

 

Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa xalay arrintaas sheegey mar uu ka hadlayey mawqifka ay Golaha Maxaakiimta ka taagan yihiin hadalkii uu shalay Madaxweyne C/hi Yuusuf ka jeediyey shirkii Nayroobi oo uu ku tilmaamey mid lagu mijaxaabinayo shirka Khartuum.

 

Sh. Shariif ayaa u muuqda inuu qiil u raadinayo hadal shalay ay sheegtay Mrs Frazer oo ah qubsanaha Maraykanka arimaha Afrika oo sheegtay inay hayaan xog cad oo aan la inkiri karin in dawlada Eretariya ay hub iyo ciidan u gudbisay maxkamadaha Muqdishu.

 

 

Cismaan Fantastic

cusmanfantastic@hotmail.com

Mudugonline.com, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Sida ay sheegtey Idaacadda BBC-da Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa warqadihii aqoonsiga ahaa ee maxaabiista Itoobiyaanka ahaa tusuyey weriye ka tirsan BBC-da, warqadahaas ayaa la sheegey in ay ku qornaayeen af-Amxaari.

 

I was wondering if all the somalis who take citizenship of Ethiopia becma enemy of the maxaakiim...

 

Most somalis now to come countries like UAE take Ethiopian nationalities, half of the MPs in Baidoa hold Ethiopian Passports.. So it does NOT make sense to say we have docemnets with amharic script.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this