Sign in to follow this  
Kamaavi

Zenawi oo Booska Barlamaanka Gobalkiisa Haweenay Tartan Kula Jirto.

Recommended Posts

Kamaavi   

14buyaw.jpg

 

 

Haweenay Caan ka ah Gobalka Tigreega oo Lagu Magacaabo Aregash Adane ayaa Loolan kula Jirta Melez Zenawi Musharaxnimada Gobalka Tigreega Iyadoo Xisbiga TPLF uu ka walaacsan yahay in Hadii Haweenaydaas soo Baxdo ay tahay in Zenawi daaqada ka baxay oo uusan isa soo Taagi karin Booska Raysul Wasaaranimada Hadaba Su,aasha ayaa ah waa Qofma Haweenaydan Lagu Magacaabo Aregash Adane?

 

Aregash waa Haweenay Mudo Labaatan sano ku dhow ka Tirsanayd Ururka TPLF Mudadaasna Dagaal Kula soo Jirtay Xukumadii Mengest Haile Marim, Waxay la mid tahay Gabdhaha ONLF ee Dagaalka ku Jira oo Mustaqbalka Isa soo Sharaxa.

 

Haweenayday ayaa TPLF laga saaray Sannadkii 2007 Markii ay isku Dhaceen Zenawi Kuna Tilmaamtay inuu yahay nin ka Leexday wadaadii Halganka Tigree soo Maray.

 

Guud ahaan Marka la isku Daro Inta ay Ciidan ahayd Iyo Inta Maamulka Gohala Dhexe ay ku jirtay, Aregash waxay ka mid ahayd Mudo Ku dhow 30 Sano Golaha Dhexe ee Jabhada Tigree/TPLF Iyo Dagaal Yahan, Gobalka Tigreega si wayna looga yaqaan Hadii aad ku samaysid Baaritaan Waxaad ka heli Warbaxinteeda Bogaga Internetka.

 

Waxay ahayd Haweenay Geesimo loo qiray Gobalka Tigreega aad looga Jecel yahay,Sida Gabdha ONLF looga Jecel yahay Ogadeeniya, Aregash waxay wacad ku Martay in Zenawi ay Doorashada ka Reebi Iyadoo Cod Badan oo Taageero ka haysata Shacabka Ku Nool Gobalka Tigreega.

 

Balse Su,aasha is waydiinta Mudan ayaa ah Haweenaydan Ma noqon doontaa Midii Pakistan oo kale ee La Khaarajiyay (The assassination of Benazir Bhutto) Markii la arkay Xowliga ay ku socoto kadib ma keeni Doonta In Tigreega u kala Jabo Labo Jawaabta waa Haa ama Maya.

 

Dhanka Kale Xubnahii Hore ee Jabhada Tigreega ayaa waji ka waji isku arkaya Doorshada Guud ee Gobalka Tigreega Iyo Itoobiya ka dhacaysa Iyagoo Xubaha Kala ah Seye Abraha, Gebru Asrat iyo Asgede GebreSelassie.

 

Xubnahan ayaa Dhamaan ka mid ahaa Golaha Dhexe ee Tigree Iyagoo hada Labaxay Magac kale oo ah Arena Tigrey Kuwaas oo Doonaya in Maamulka Zenawi wax laga Badalo.

 

******today

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Aregash Adane, the top woman during the TPLF struggle and one of the most revered fighters will run in Adwa against Meles Zenawi. This is a key post because at the event Meles loses the parliament seat, according to Ethiopian constitution, he cannot stand for the Premiership post. Article 73 of the constitution states that the Prime Minister “shall be elected from among members of the House of Peoples’ Representatives”. Reliable sources also tell Opride.com that Mr. Zenawi might run in Addis Ababa.

TPLFites to Face Each Other

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Aragash is hugely popular among the Tigre's; Meles will have difficulty if he runs against her. Unlike him, who provided political leadership from Khartoum and London for most part of the struggle, she was a fierce fighter, who have huge following among the rank and file of the TPLF.

 

When the TPLF split over the war with Eritrea, she was one of the 12 Central Committee members who wanted to oust Meles, accusing him of being soft on Eritrea. In a recorded party debate in Tigray, she strangled Meles by the neck, and shook him several times calling him a "a traitor". To which, the diminitive rascal responded by calling Aragash " a mule", in an apparent reference to her problem of not being able to have children. So low can Meles go!

 

But I think Meles will win using government money and muscle. She can only beat him in fair elections.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this